Archive

Posts Tagged ‘Hawiye’

Guddiga Farsamada oo Shaaciyay Liiska Magacyada 202 Xubnood Ee Loo Xulay Baarlamaanka Cusub – Akhri Liiska

Saturday, August 18, 2012 Comments off

Laaska News August  18,  2012

Muqdisho – Guddiga farsamada ee hubinta xulista xubaha ay odayaasha dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed ay u soo xuleen inay kamid noqdaan xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee lagu wado maalmaha soosocda inuu yeesho dalka Soomaaliya ayaa soosaaray liis ka kooban 202 xubnood. Read more…

Somalia:Maxamed Xasan Xaad”Guddoomiyaha Barlamanka ayaa ku gacanseyray dhexdhexaadinti an wadnay”

Monday, May 16, 2011 Comments off

Laaska News  May 16,2011

Golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha hawiye ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliya in uu ku gacan seyray dhexdhexaadin ay ka dhexwadeen madaxda sare ee Read more…

Somalia:Xildhiban Cawooleey”Beesha Hawiye kuma mideysna Go’aankii shalay ee Hotel Saxafi”

Wednesday, April 27, 2011 Comments off

Laaska News April 27,2011

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay go’aanadii ka soo baxay shir ay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ku yeesheen Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho uusan ahayn go’aanno ay ku mideysanyihiin xildhibaannada Baarlamaanka ee ka soo jeeda Read more…

Xildhibaano ku baaqay in la qabto doorashooyin

Wednesday, April 27, 2011 Comments off

Laaska News April 27,2011

Muqdisho (RM 26)Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka oo ka soo jeeda beesha Hawiye oo maanta kulan ku yeeshay magaalda Muqdisho ayaa ugu baaqay madaxda dalka iyo shacabkaba in doorashada madaxda dalka la qabto bisha august ee soo socota. Read more…