Archive

Posts Tagged ‘heshiis’

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Qaabilay Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha Iyo Xiriirka Caalamiga Ee Jarmalka

Sunday, April 1, 2012 Comments off

Warka Dalka

by Canab

Muqdisho, March 31, 2012—–Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta qaabilay Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dalka Jarmalka Dirk Niebel. Read more…

Somalia,Souht Sudan Oo Heshiis Kala Saxiixday

Tuesday, February 7, 2012 Comments off

Warka TFG da

Ra’isul Wasaare ku xigeenka, ahna Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim ayaa shalay magaaladda Juba ee dalka cusub ee South Sudan wuxuu heshiis  laba geesood ah iyo cilaaqaadka labada wadan dhexmara kula saxiixday wasiirka arrimaha dibadda iyo xiriirka caalamiga ah ee dalkaas Nhial Deng Nhial.

Photo:RM. Read more…

Somalia:Khudbaddii Madaxweyne Shariif ujeediyay Ardayda Heshay Deeqda Waxbarasho ee Turkiga & Wareysi (Wasiirka Ganacsiga ,Hadraawi) & Warar kale

Wednesday, September 28, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 28,2011                  Warka TFG da

Read more…

Somalia:Warka Mudug -Beelihii dagaalamay oo ogolaaday xabbad joojin

Wednesday, July 13, 2011 Comments off

Laaska News  July 13,2011
Ugaasyo iyo waxgarad ka yimid degmooyin ka tirsan gobolka Galgaduud oo maanta kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo Qaybaha Bulshada gobolka Mudug iyo maamulka Galmudug ayaa sheegay inay ka aqbaleen xabad joojin la Read more…

Maamullada Mudug ee Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ku kulmay

Monday, February 28, 2011 Comments off

Laaska News Monday, 28 February 2011

Maamullada gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa kulan ay ku sii xoojinayaan heshiiskii Galmudug iyo Puntland ay ku gaareen Magaallada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal. Read more…

Somalia:Puntland & Galmudug oo Heshiis wada galay -AKHRI +DHageyso

Saturday, February 19, 2011 Comments off

Laaska News  Feberuary 19,2011.

Puntland iyo Galmudug oo Heshiis kala saxiixday

Garowe ( Feb.17,18) – Wafdi ka socda maamulka Galmudug ayaa 15kii Febraayo 2011 waxa ay soo gaareen caasimadda Read more…

Laascaanood:Heshiis laba Beelood-Dilkii Taliyihii Xabsiga

Thursday, December 2, 2010 Comments off

Laaska News.

“Lama Arki Jirin Cid Qirata Dilalka Ka Dhaca Laascaanood, Lamana Heli Jirin Cida Gaysata,”

Xildhibaan C/Raxmaan Muuse Jaamac

Hargeysa (Haatuf) – Shir nabadeed oo beelaha Fiqi Shinni iyo Xasan Ugaas oo ka mid ah beelaha daga gobolka Sool oo shir nabadeed uga socdo magaalada Laascaanood ayaa go’aamo ka soo saaray gogoshaa nabadeed oo ku Read more…