Archive

Posts Tagged ‘Hiiraan’

Dagaal Ka Dhacay Baladweyne

Saturday, February 11, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 11, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in uu dagaal ka dhacay ama kasocdo Magaalada Baledweyne,gaar ahaan xaafadda Hawlwadaag ee galbeedka magaalada ah,dagaalkaasina uu u dhaxeeyo maleeshiyaad deegaanka ah iyo ciidamada dooxada shabeelle,sida ay sheegtay laanta soomaaliga ee Idaacadda codka maraykanka,VOA. Read more…

Advertisements

Matabaan :Saraakiil Katirsan Hay’ad Gargaar Oo Lagu Dilay

Friday, December 23, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 23, 2011
Saddex katirsan Shaqaale gargaar ayaa lagu soo waramaya in lagu dilay magaalada matabaan ee katirsan Gobolka Hiiran.
.

Shaqaalahaas ayaa la sheegay inay ahaayeen Soomaali halkaana kawadeen hawlo lagu gargaarayo dadka soo barakacay oo halkaa kusugan,ayna ahaayeen kormeer kana soo kicitimeen dhinaca Read more…

Somalia:Ciidamada Itoobiya ah oo lasheegay inay Soo galeen

Sunday, November 20, 2011 Comments off

Laaska news  Nov.20,2011

Warka laga helayo deegaano kala duwan oo Soomaaliya ah ayaa kusoo waramaya in ciidamo itoobiyaan ah oo wata gawaarida gaashaamaan iyo kuwa xamuulka ay shalay kasoo galeen dhawr meelood oo katirsan gobalada Dhexe ee Soomaaliya. Read more…

Somalia:Dagaal Laga Soo Sheegay Muqdisho Caawa, Diyaarado Dul Heehaabaya Hiiraan

Thursday, November 17, 2011 Comments off

Laaska News  Nov. 17,2011

Muqdisho,Somalia – Wararka laga helayo magaalada muqdisho ayaa ku soo waramaya in fiidnimadii caawa uu dagaal halkaasi kabilawday gaar ahaan jidka warshadaha. Read more…

R/wasaare Farmaajo oo ka hadlay dagaalada + Waraysi VOA – DHAGEYSO

Wednesday, February 23, 2011 Comments off

Laaska News Wednesday, 23 February 2011 
Muqdisho (RM) –R/wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay horumarka ay ciidamada Dowladu ka gaareen dagaalada ka socday Muqdisho, Gobolada Hiiraan, Gedo iyo Bakool. Read more…