Archive

Posts Tagged ‘Jaaliyadda Soomaaliyeed’

Wafdigii Dawladda Soomaaliya,Maamulka SL Ee Wadahadaladii London Oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Britain

Monday, June 25, 2012 Comments off

                     “Hambalyo – Bal shacabka Dibadda Kunool hadaad Mideysaan”.
“Warkani wuxuu kusoobaxay warbaahinta qaranka.”

Photo:RM

June 24, 2012 – Kulankan oo ka dhacay agagaarka Lambroke Road ee magaalada London isla markaana ay soo qabanqaabiyeen safaaradda Soomaalida & jaaliyadda Soomaaliyeed eek u dhaqan magaaladaasi waxay wefdiga dowladda KMG ah & Ing. Feysal Cali Waraabe ugu waramayeen heshiiskii hordhacca ahaa ee ay ku gareen dhawaan  dalka Ingiriiska. Read more…

Ra’iiisul Wasaaraha Oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Ay Agaasimeen Jaaliyadda Som. Sweden – SAWIRRO

Thursday, March 1, 2012 Comments off

Laaska News  Mar. 1, 2012              WARKA TFG da

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sweden ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ku soo dhoweeyeen casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay. Read more…

Madaxweyne Shariif Iyo Kulamada Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Britain

Friday, February 24, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 24, 2012                WARKA TFG da

Madaxweynaha oo caawa la kulmaya Jaaliyadda ku nool London

Madaxweyne Shariif Oo La Kumlay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Bristol Read more…

Somalia:R/Wasaare Prof. Cabdiwali oo ay Xaflad u qabteen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Denmark – SAWIRRO

Thursday, September 29, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 29,2011

.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali Gaas oo ku sugan magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark si uu uga qeybgalo shirka ICG (International Contact Group) ayaa ka qeybgalay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Denmark ay ku soo

Read more…

Xaaladda Soomaalida Ku nool Yemen & Eedeyntii loo soo jeediyay oo laga Wareystay Qunsul Xuseen Xaaji – Wareysi

Sunday, September 25, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 25,2011

Iyadoo Maalmahan dambe ay  soo baxayeen eedeymo & warar sheegaya in dagaalada ka socda dalka yemen ay ka qayb qaadanayeen oo ay ku jiraan dad Read more…

TORONTO:R/wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Canada – SAWIRRO

Monday, September 19, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 19,2011                         Warka TFG da – Photo


Read more…

Somalia:R/wasaaraha dalka oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Virginia

Saturday, September 17, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 17,2011    Warka TFG da
R/wasaaraha xukuumadda FKMG ah ee Soomaaliya ayaa xalay kullan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Mareykan iyadoo uu R/wasaaraha ugu war bixiyay Jaaliyadda xaaladda dalka iyo arrimaha siyaadda ee xukuumaddiisa.

Xaflad ballaran oo ay soo qaban qaabisay Jaaliydda degan magaalada Washington ee dalka Mareykanka Read more…