Archive
Wadahadalada Ergada Buuhoodle Vs Somaliland
Laaska News August 11, 2012
Hawd – Wararka ka imanaya hawd iyo Hargeysa ayaa kusoo waramaya in ergo reer Buuhoodle ah oo uu kamid yahay Ex.hogaamiye SSC Saleemaan Xaglo Toosiye ayna weheliyaan odoyaal kasoo jeeda deegaanka Buuhoodle oo maalmahan wadahalo usocdeen Somaliland ay arrimaha qaarkood isla meel dhigeen. Read more…
SSC – Mudaharaadyo ka dhacay Buuhoodle,Lasanod & London oo lagaga soo horjeedo Mucaawinada UK iyo Somaliland – PHOTO + VIDEO
Laaska News March 06,2011
London (Laaska News) – Wararka laga helayo magaalada London ayaa ku soo waramayaa in uu mudaharaad ka dhacay aqalka Raysal Wasaaraha hortiisa,dadka mudaharaadaya ayaa sheegay “inay ka soo horjeedaan mucaawinada UK ay siiso Read more…
Kalshaale: Isku dhac kooban oo shalay galab ka dhacay + DHAGEYSO
Laaska News March 02,2011.
Hawd- Wararka laga helayo deegaanada Hawdka ayaa sheegaya in shalay galab ay isku soo baxeen dhalinyaro reer Buuhoodle iyo Ciidanka Somaliland ee ku sugan Aaga Kalshaale,waxaana kasoo baxaya warar kala duwan sida ay ragga dhalinyarada ee ka soo jeeda deegaanada Buuhoodle ay ku tageen aaga Baliga Kalshaale. Read more…
Lasanod:Mudaharaad Galabta ka dhacay
Laaska News March 01,2011
Lasanod (Laaska News) – Wararka laga helayo caasimadda Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa sheegaya in galabta uu magaalada ka dhacay mudaharaad ay dhigeen haweenka Laascaanood,mudaharaadkaas ayaa lagu soo waramayaa in uu laba meelood oo magaalada ah uu ka dhacay. Read more…
Kalshaale: Barkadihii oo la aasayo,Maxaabiistii iyo Wasiiro Xukuumada Siilaanyo – PHOTO
Laaska News Feberuary 28,2011
Baraagihii Kalshaale oo la aasayo iyo goob joogayaal , iyo Wasiiro Xukuumada Siilaanyo.
Halka hoose ka eeg Maxaabiistii lagu qabtay dagaaladii Kalshaale. Read more…
FAALLO:Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mr.Cadami Muxuu ciidamada Somaliland u gayn waayay carro Warsangali iyo Galgala?
Su’aasha jawaabteeda waxa laga rabaa ragga reer Buuhoodle ee xukuumada Siilaanyo ku jira.
Maxaa ragga Buuhoodle loo waydiinayaa,iyaga waaba lagu duulaye.
Oo hadaa yaa la weydiinayaa? dee siilaanyo
Read more…
Buhodleh: Pres. Ahmed M. Silanyo’s Ambitions
Laaska News Feberuary 28,2011.
Buhodleh is a small city along the border between Somalia and Ethiopia. Its residents are the descendants of the Dervish Warriors who resisted against Read more…
Maxaabiistii Kalshaale oo la siidaayay iyo Baraagihii oo la burburinayo ka eeg VIDEO
Laaska News Feberuary 27,2011.
Maxaabistii lagu qabtay dagaaladi ka dhacay kalshaale oo la siidayey iyo baraagihii laga qoday Halkaasi oo la burburiyey. VIDEO Read more…
Maamulka Somaliland oo sii daayay 41 maxaabiis oo u dhashay deegaanka Buuhoodle, aasayna baraagihii Kalshaale. -Ceegaag Online
Laaska News Feberuary 27,2011
Warka ku saabsan Maxaabiista lasoodaayay iyo warar dheeraada ah iyo hal nin oo xaalad caafimaad looga reebay laguna magacaabo Read more…