Archive

Posts Tagged ‘Kalshale conflict’

Kalshaale: Isku dhac kooban oo shalay galab ka dhacay + DHAGEYSO

Wednesday, March 2, 2011 Comments off

Laaska News March 02,2011.
Hawd- Wararka laga helayo deegaanada Hawdka ayaa sheegaya in shalay galab ay isku soo baxeen dhalinyaro reer Buuhoodle iyo Ciidanka Somaliland ee ku sugan Aaga Kalshaale,waxaana kasoo baxaya warar kala duwan sida ay ragga dhalinyarada ee ka soo jeeda deegaanada Buuhoodle ay ku tageen aaga Baliga Kalshaale. Read more…

Advertisements

Maygaagle:Maxkamadii oo maanta Dhagaysatay Qareenada Labada Beelood & Beesha Buuhoodle oo lahaanshaha Kalshaale u heshay Markhaatiyadii,Goobtana Keentay

Tuesday, December 7, 2010 Comments off

 

Laaska News (Ceegaag Online).December 07,2010.

Maygaagle,Dacwadii ka socotay Deegaanka Maygaagle ayaa Maanta gashay Maalintii Saddexaadi Waxana Culumadii Hogaaminaysay Dacwadaasi Maanta Waydiiyeen inay labada Beelood Maxkamada u soo bandhigaan Mulkiyada Baliga kalshaale ay labada Beelood ku Doodayaan inay labaduna sheeganayaa inay leeyihiin Baliga kalshaale oo Labada Ardaa ku muran san yihiin.
Read more…