Archive

Posts Tagged ‘Khaatumo State’

Soomaaliya – Wasaaradda Warfaafinta,Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Idaacad Ugu Deeqday Khaatumo State

Monday, March 26, 2012 Comments off

by Canab                                                                           Warka TFG  da

Muqdisho (March 26) – Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State ku wareejisay Idaacad taasi oo Wasaaraddu ugu talagashay in ay dhageystaan shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada uu maamulkaasi ka arimiyo. Read more…

Advertisements

Xukuumadda KMG Soomaliya Oo La Sheegay Inay Aqooonsi Kala Noqotay Khaatumo State

Friday, March 9, 2012 Comments off

Muqdisho March 9 (Laaska News) – Waxaa soobaxay war sheegaya in xukuumadda KMG Soomaaliya ay kala noqotay aqoonsigii maamulka Khaatumo sida lagu sheegay war qoraal ah oo kasoobaxay xafiiska R/wasaaraha Dawladda KMG Soomaaliya uuna kusaxiixan yahay Kusimaha R/wasaaraha ahna Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha. Read more…

Madaxweynaha Somaaliya Oo Ka Hadlay Soo Dhaweynta Khaatumo

Thursday, March 8, 2012 Comments off


Muqdisho
March 8  (Laaska News) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka qayb galay xuska maalinta haweenka oo ka dhacday Muqdisho hadalna ka jeediyay ayaa mar uu ka hadlay soo dhaweynta Khaatumo waxa hadaladiisa kamid ahaa: Read more…

Laascaanood – Mudaharaad Lagu Taageerayo Aqoonsi Lasheegay inay Khaatumo Ka Heshay TFG,Dhaawac,Bandaw

Wednesday, March 7, 2012 Comments off

Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soowaramaya in laba qof ay ku dhaawacmeen mudaharaadka ka dhacay magaalada Laascaanood, labada qofna ay yihiin dadka deegaanka. Read more…

Mudaharaad Ka Dhacay Hargeysa Lagu Taageerayo Somaliland,Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Siyaasiin Ka Hadlay Reer Sool ,Shirarkooda

Sunday, January 22, 2012 Comments off

Hargeysa –Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in mudaharaad ballaaran uu ka dhacay magaalada oo ay ka qayb galeen Madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland dadweynaha magaalada Hargeysa,mucaarad iyo muxaafidba,madaxda xisbiyada, siyaasiyiin iyo dadweyne kale. Read more…

Shirka Taleex “Khaatumo” Oo Ku Dhuwaaqay Magacyada Gole Madaxtooyo “Madaweynayaal” iyo Gole Wasiiro

Thursday, January 19, 2012 Comments off

Taleex – Wararka laga helayo shirkii Khaatumo ee kasocday magaalada taariikhiga ah ee Taleex oo dhawaan lagaga dhawaaqay maamul goboleed lagu magacaabo Khaatumo State of Somalia ayaa sheegaya in maanta halkaa lagu Read more…