Archive

Posts Tagged ‘Khaatumo’

Shirkii Nairobi Iyo Sida Loo Qaybiyay Soo Xulista Xubnaha Beesha Sool Ee Baarlamaanka Oo Laga Biyo-diiday – Wareysi

Wednesday, August 8, 2012 Comments off

Laaska News August 7, 2012
Shirkii Nairobi Iyo Sida Loo Qaybiyay soo xulista Xubnaha Beesha Sool Uga Qayb Galaysa Baarlamaanka Soomaaliya oo uu kahadlay Wasiirkii hore ee Warfaafinta kana biyo diiday sida loo maamulay.

Shirkii Saxiixayaasha Roadmapka ee ka dhacay magaalada Nairobi, warbaahintana  horrey looga maqlay qodobada miiska yaalay ayaa waxaa  shalay laga soo saaray qodobo,qodobadaas  oo ay kamid ahaayeen qodob sheegaya in xubnaha Beesha Dhulbahante uga qayb galaya Baarlamaanka Soomaaliya laga soo kala xulo  ama ay soo kala xulaan odayaal kusugan Muqdisho iyo maamulka Puntland.

. Read more…

Laga Bilaabo 26 Ka Juun Wax Maamul Ah Oo Ku Dhisan Jabhad Beel Lagama Aqoonsana Deegaanka Beesha Sool

Tuesday, June 26, 2012 Comments off

Ragga topica hore ee aan kaga hadalnay rayiga ah in Beeshu ay aqoonsan tahy 18 ka Gobol ee blogga weerarka ku qaaday miyaadan ogayyn inaan anigu beesha u dhashay oo aan xaq u leeyahay inaan kahadlo wixii dadkayga dan u ah. Read more…