Archive

Posts Tagged ‘Khilaafka Soomaaliya’

Puntland: PL & TFG oo wada shaqayntoodii Khatar ku jirto-War saxaafadeed

Saturday, November 13, 2010 Comments off

Garowe(Laaska News).

Wasiira Dowlaha Dasturka iyo Arrimaha Federaalka ee Dowlada Puntland Pro. Cabdi Xasan Jimcaale oo shir saxaafadeed ku qabtay  12.11.2010 xarunta madaxtooyada ee magaalada Garowe ayaa sheegey iney ka fiirsanayaan xiriirka ay leeyihiin dowlada Federaalka. Read more…