Archive

Posts Tagged ‘Khilaafka’

Ra’isal Wasaaraha Oo Ka Hadlay Socdaalkiisii Iyo Arrimo Kale

Saturday, June 9, 2012 Comments off

 

Muqdisho – Ra’isal Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligas ayaa warbaahinta kula hadlay Garoonka diyaaradaha ee Adan Cadde ee magaalada Muqdisho,kadib markii uu dalka kusoo laabtay duhurnimadii shalay (sida lagu sheegay warbaahinta qaranka) ayaa ka Read more…

Advertisements

Soomaaliya -Xildhibaandho Sheegay Inay Kulmeen Soona Saareen Waqtiga Laqabanayo Doorashada Madaxweynaha

Sunday, April 8, 2012 Comments off

Laaska News 

Muqdisho – Apr. 7 -Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in qaar kamid ah xildhibaanada Soomaaliya oo kulan ku yeeshay maanta magaalada Muqdisho ayna sheegeen inay soo saareen waqtiga laqabanayo doorashada madaxtinimada dalka. Read more…

Qarax Ka Dhacay Tiyaatarka Muqdisho Oo Geystay Qasaare

Wednesday, April 4, 2012 Comments off

Ra’iisal Wasaaraha  Oo Ka Badbaaday, Gudoomiyihii Guddiga Olambikada  iyo Gudoomiyihii Xiriirka Kubadda Cagta oo ku dhintay.
Muqdisho
– Waxaa lagusoo warmayaa in qarax ka dhacay maanta Golaha Murtida iyo Madadaalada “tiyaatarka qaranka” ee magaalada muqdisho, halkaas oo la sheegay in ay kasocotay xaflad ay kasoo qayb galeen mas’uuliyiin sare oo labada Gole ee TFG da ah,madax kale, Read more…

Shirka Jaamacadda Carabta Oo Muddo 20 Sano ah Ka Furmay Baqdaad

Thursday, March 29, 2012 Comments off

Mar. 29, 2012 -Shirka Jaamacadda Carabta ayaa markii ugu horreysay muddo 20 sanno ah lagu qabtay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq. Read more…

Xukuumadda KMG Soomaliya Oo La Sheegay Inay Aqooonsi Kala Noqotay Khaatumo State

Friday, March 9, 2012 Comments off

Muqdisho March 9 (Laaska News) – Waxaa soobaxay war sheegaya in xukuumadda KMG Soomaaliya ay kala noqotay aqoonsigii maamulka Khaatumo sida lagu sheegay war qoraal ah oo kasoobaxay xafiiska R/wasaaraha Dawladda KMG Soomaaliya uuna kusaxiixan yahay Kusimaha R/wasaaraha ahna Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha. Read more…

Laascaanood – Mudaharaad Lagu Taageerayo Aqoonsi Lasheegay inay Khaatumo Ka Heshay TFG,Dhaawac,Bandaw

Wednesday, March 7, 2012 Comments off

Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soowaramaya in laba qof ay ku dhaawacmeen mudaharaadka ka dhacay magaalada Laascaanood, labada qofna ay yihiin dadka deegaanka. Read more…

Dagaal Ka Dhacay Baladweyne

Saturday, February 11, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 11, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in uu dagaal ka dhacay ama kasocdo Magaalada Baledweyne,gaar ahaan xaafadda Hawlwadaag ee galbeedka magaalada ah,dagaalkaasina uu u dhaxeeyo maleeshiyaad deegaanka ah iyo ciidamada dooxada shabeelle,sida ay sheegtay laanta soomaaliga ee Idaacadda codka maraykanka,VOA. Read more…

Qaraarkii Suuriya Oo Mar Kale La Geeyay QM,Xiisadda Bariga Dhexe Iyo Rajada Somalia

Saturday, February 11, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 11, 2012

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in carabtu ay mar labaad ugudbiyeen Qaramada Midoobay qaraarkii jaamacadda carabtu kasoo saareen Suuriya ee ku saabsanaa rabshadaha Suuriya. Read more…

Faarax Macalin Oo Socdaal Kutagey Hargeysa Kuna Baaqay in nabad iyo wadahadal lagu dhammeeyo Dagaalka Buuhoodle

Wednesday, January 18, 2012 Comments off


Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin
ayaa socdaal kutagay Magaalada Hargeysa shalay oo bishu ahayd 17/1/2012. Read more…

Somalia:Guddoomiye Kuxigeenka 1aad Oo Sheegay Xil ka qaadistii Lagu Sameeyay in ay tahay Sharci darro

Thursday, January 5, 2012 Comments off

Warka TFG da

Guddoomiye ku xigeen koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadistii ay  ku sameeyeen mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka oo shalay Muqdisho ku kulan ku yeeshay.

Read more…