Archive

Posts Tagged ‘Kismayo’

Dad Rayad Ah Oo La Shageeya in Ciidanka Kenya Ku Dileen Deegaanka Janaay Cabdalle Oo Kenya Ka Hadashay

Tuesday, September 25, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 25,  2012
Wararka ka imanaya deegaanada Koonfurta Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in dad rayad ah oo xoolo dhaqato ah oo kusugnaa deegaanka lagu magacaabo Janaay Cabdalle oo ka tirsan Gobolka Jubada Hoose ay ciidamada kenya ee ka tirsan ciidamada huwanka ah ee dagaalka kaga jira aagga J/Hoose ay axaddii ( Sept. 23) ku dileen dad reer guuraa ah ama xoolo dhaqato ah oo la sheegay inay ahaayeen dad rayad ah oo aan hubaysnayn, qaar kalana ku dhaawacaeen, warkaas oo si xoog leh usoo baxay lagana sheegay warbaahinta. Read more…

Advertisements

Kenya Aamini Mayno, Shacabka Soomaaliyeed Ee Kismaayo Colaadda Iyo Qaxa Lagu Wadona Lagama Aamusi Karo

Saturday, September 22, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 22,  2012

Waxaa la yaab leh in shacabka soomaaliyeed nooc uu yahayba, siyaasi, aqoonyahan, madax dhaqameed, culumo, mid kasoo jeeda kismaayo iyo mid kale, mid qabiil sheeganaya, mid kursi doonaya iyo waliba masuuliyiinta dawladda iyo baarlamaankaba, muwaadin caadi ah, intaba la waayo cid kahadasha magaalo dhan oo ay ku noolaayeen kumaankun qof oo maato iyo caruur ah oo la qaxinayo, oo la baqdin galinayo oo la leeyahay magaaladii ay daganaayeen ayaa la weerarayaa oo muddo sanad ku dhaw lagu hayo colaad joogta ah, qiilka loo haystaana uu yahay waxaa laga saarayaa rag haysta dakadda iyo shabaab, wax qof caqli, aqoon, damiir iyo dadnimo leh uu qaadan karo maaha, waxaa la yaab leh hay’adihii caalamka iyo idaacadihii ayaa sheegaya  in dad kumaankun ah ay kaqaxayaan oo laga dayrinayo xaaladda ay ku sugan yihiin dadkaas haddana Soomaali cid ka hadlaysaa ma jirto. Read more…

Kenya:Somali PM jets in for talks as battle looms

Monday, October 31, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 31,2011                Kenya Media
By GALGALO BOCHA Nation Correspondent in Lamu AND ABDIKADIR KHALIF Nation Correspondent in Mogadishu

Read more…

Muqdisho:Madaxweynaha Soomaaliya oo kahadlay Mawqifka Dawladda ee Soo galitaanka Ciidamada Kenya +

Monday, October 24, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 24,2011

Muqdisho,Somalia – Madaxweynaha Dawladda KMG Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa ku tilmaamay in dawladda iyo shacabka soomaaliyeed aanay raali ka ahayn soo galitaanka ciidamada kenya ay kusoo galeen dalka soomaaliya. Read more…

War in Sothern Somalia:Jets pound Kismayu as forces gear up for clash + Related News

Monday, October 24, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 24,2011
Kenyan troops target Islamist-held town in southern Somalia
 
Envoy pledges US support for Kenyan forces
Jets pound Kismayu as forces gear up for clash Read more…

Somalia:Saraakiisha Dowladda Ee Jubooyinka Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Duqeymihii Galabta Kismaayo Ka Dhacay

Monday, October 24, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 24,2011            Warka TFG da

 Muqdisho,SomaliaWarbaahinta dawladda Soomaaliya oo ka hadashay dhacdada Kismaayo ayaa sidan uqornaa:

Saraakiisha hogaamineysa Ciidammada Qalabka Sida ee Howlgallada ka wada gobollada Jubooyinka ayaa faah faahin ka bixiyey duqeymihii gelinkii dambe ee maanta ay diyaarado dagaal u geysteen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose goobo ka tirsan. Read more…

Somalia:Diyaarado la sheegay inay Duqeeyeen Kismaayo

Sunday, October 23, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 23,2011

 Wararka laga helayo Kismaayo iyo Koonfurta Soomaaliya  ee ay helayaan  warbaahin kala duwan ayaa kusoo waramaya  in galabta  diyaarado duqayn ugeysteen  Magaala Madaxda Gobolka J/Hoose ee Kismaayo,magaaladaas oo ay gacanta ku hayaan xarakada Al shabaab. Read more…

Somalia:WHO decries increasing cholera cases in southern Somalia

Friday, August 19, 2011 Comments off

Laaska News  August 19,2011
By Peter Mutai
NAIROBI, Aug. 18 (Xinhua) — The World Health Organization (WHO) on Thursday decried increased number of confirmed cholera cases in the Somalian capital Mogadishu, and growing reports of acute watery Read more…