Archive

Posts Tagged ‘Kulan’

Madaxweyne Shariif,Ergay Mahiga Oo Kulan Ka-yeeshay Baarlamaanka Kala Dhiman Iyo Dhammeystirkiisa

Thursday, August 23, 2012 Comments off

Laaska News  August  23,  2012

 

MuqdishoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md.Shariif Sh.Axmed iyo wakiilka Gaarka ah ee Xog.Guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Dr. A. Mahiga ayaa kulan ka yeeshay sidii loo dhammeystiri lahaa tirada liiska xildhibaanada cusub ee dalka Soomaaliya,August 22, 2012. Read more…

Somalia- PM Gaas,Ergay Mahiga Oo Kulan Laqaatay Odayaasha Dhaqanka – SAWIRRO

Wednesday, July 25, 2012 Comments off

Laaska News July 25,  2012

Muqdisho Jul.24.2012 – Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali-gaas oo ay waheliyaan xubno wasiirada kamid ah, Ergay Mahiga iyo xubno kasocda beesha caalamka ayaa maanta kulan laqaatay odayaasha dhaqanka kulankaas oo ujeedadiisu ahayd sidii loo dadajin lahaa “liiska Ergada Ansixinta Dastuurka si loo dhamaystiro diwaan galaintooda”. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Kulan La Qaatay Taliyayaasha Ciidamada Dawladda Iyo Kuwa AMISOM

Saturday, April 7, 2012 Comments off

Laaska News

Muqdisho –  Apr.06 -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa maanta kulan kula qaatay kulliyaddii hore Ciidamada ee “Jaalle Siyaad” Taliyayaasha Ciidamada Dawladda iyo kuwa AMISOM,sida lagu sheegay warbaahinta xukuumadda.

Read more…

Somalia: kulanka Madaxweynaha iyo Ergayga Midowga Afrika -Daawo Sawirrada

Wednesday, July 20, 2011 Comments off

Laaska News  July 20,2011

Read more…

Somalia:Dalka Rwanda oo uu ka furmay kulan looga hadlayo arrimaha Soomaaliya

Wednesday, July 6, 2011 Comments off

Kulan balaran oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay dalka Ruwadha kaasi oo ay ka qayb galayaan saraakiisha ciidamada midoowga Afrika iyo wadamada daneeya arrimaha Soomaaliya. Read more…