Archive

Posts Tagged ‘Kulanka Baarlamaanka Somalia’

Kacdoonka Baarlamaanka:Xildhibaanada Oo Doortay Afhayeen + SAWIRRO

Wednesday, January 4, 2012 Comments off

Muqdisho -Xildhibaanadii horay usheegay in ay xilka ka qaadeen Gudoomiyihii Baarlamaanka Shariif Xasan oo shir ku yeeshay xaruunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay maanta sameeyeen tartanka doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

. Read more…

Kacdoonka Baarlamaanka:Gacan Kahadal Kadhacay,& Xil Ka Qaadis Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad

Wednesday, January 4, 2012 Comments off

Muqdisho – Waxaana lagusoo waramayaa in xildhibaanadii isku khilaafsanaa xil ka qaadista Gudoomiyaha Baarlamaanka ay saaka mar kale isku dhaceen oo uu dhex maray gacan kahadal,qaar ka mid ah xildhibaanadana ay dhaawacyo soo gaareen.

Read more…

Somalia:Gacan Kahadal Kadhacay Baarlamaanka

Wednesday, December 14, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 14, 2011

Photo:file

Muqdisho -Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in xubno katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay gacanta iskula tageen,kadib markii ay isugu tageen xaruunta Baarlamaanka xildhibaano isku khilaafsan xil ka qaadista la sheegay in lagu sameeyay Gudoomiyaha iyo kuwo kasoo horjeeda. Read more…

Somalia:Baarlamanka Oo Ansixiyay Shuruucda Maaliyadda Dalka

Monday, September 26, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 26,2011         Warka TFG da
Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta Ansixiyay shuruucda Maaliyada dalka kadib kulan ay maanta ku yeesheen xaruntooda golaha Shabacabka Muqdisho. Read more…

Somalia:Warka TFG da -Deeqda Somaliland,Kulanka Baarlamaanka & Gud.Baarlamaanka oo la kulmi Doona Soomaalida Kunool Minneapolis

Saturday, September 24, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 24,2011

 

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo La Hadli Doona Soomaalida Minneapolis Ku Nool
Kulankii Baarlamaanka Oo Lasoo Gabagabeeyay

Wafdi Ka Socday Soomaaliland Oo Uu Ka Mid Ahaa Abwaan Read more…

Muqdisho:Baarlamaanka Somalia oo ansaxiyay Muddo kordhin waqtiga Baarlamaanka + SAWIRRO

Thursday, February 3, 2011 Comments off

Feberuary 03,2011 Laaska News
Muqdisho (Laaska News) Kulan ay yeesheen baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay ka doodeen mooshin ay soo jeediyeen guddiga dastuurka, mooshinkaas oo ahaa muddo kordhin loo sameeyo xubnaha baarlamaanka.
Read more…

Muqdisho:Barlamanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay xubno lagu biiriyay gudiga qaabilsan sameynta Dastuurka dalka

Monday, January 3, 2011 Comments off

Laaska News Monday, 03 January 2011

Muqdisho(RM)Barlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay 15 xubnood oo ka mid noqonaya Gudiga Dastuur u sameeynta dalka, kadib kulan ay maanta ku yeesheen xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Read more…

Baarlamaanka Somalia oo maanta loo qeybiyay Miinaasiyad sanadeedka Xukuumadda

Thursday, December 23, 2010 Comments off

Laaska News December 23,2010.

Muqdisho (RM)Mudaneyaasha Golaha baarlamanka Soomalaiya ayaa Maanta Fadhi ay ku yeesheen xarunta Golaha shacbiga ee Magaalada Muqdisho waxaa loogu qeybiyay documentiyo qexaya Miisaaniyad sanadeedka 2011-ka oo ay dhowaan soo gudbisay Xukuumadda federaalka Read more…