Archive

Posts Tagged ‘Kuwait’

SOMALIA:Ra’iisul Wasaare Abdiweli oo la Kulmay Amiirka Kuwait + SAWIRRO

Monday, December 5, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 5, 2011

.

Kuwait – Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta soo gaaray dalka Kuwait ayaa kulan dheer la qaatay Amiirka Dalka Kuwait Amiir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al- Read more…

SOMALIA:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Kuwait + SAWIRRO

Monday, December 5, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 5, 2011

Kuwait – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta gaaray dalka Kuwait ka dib markii uu martiqaad rasmi ah ka helay Amiirka iyo Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Kuwait. Dawladda Kuwait ayaa si cajiib leh u soo dhoweysey Prof Abdiweli oo ah markii ugu horeysay oo mas’uul Soomaaliyeed sidaas quruxda badan loogu soo dhoweeyo. Waxaa gegida diyaaradaha ee Kuwait uga horyimid Prof Abdiweli Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Dalka Kuwait Sheikh Jaber Al-Mubarak Al-Hamad Al-Sabah, Ra’iisul Wasaare ku xigeeno, golihii wasiirada iyo mas’uuliyiin sar-sare. Read more…

Somalia:Deeq ay Qaybisay International Islamic Charitable Organization ee Dalka Kuwait + SAWIRRO

Sunday, August 14, 2011 Comments off

Laaska News  August 14,2011

Gudoomiyaha International Islamic Charitable Organization

Somalia:Warka Barakacayaasha & Xaaladahooda,Hay’adaha & indho-indhayn,Gurmad & Gargaarka -TFG

Sunday, August 14, 2011 Comments off

Laaska News  August 14,2011

Read more…

SYRIA: in Crisis and faces political pressure from East to West – What is going – Read More News

Tuesday, August 9, 2011 Comments off

Laaska News  August 9,2011
U.S. “encouraged, heartened” by Arab response to violence in Syria: spokesman
Bahrain’s Ambassador leaves Syria
Assad moves tanks to western city
Kuwait recalls its Ambassador from Syria
75 die in Syrian Army assault on Deir Ez-Zor
Turkey criticizes operations in Syria
 Assad appoints new DM Read more…

Somalia:Diyaarado gargaar sida oo Muqdisho soo gaaray

Monday, August 1, 2011 Comments off

Laaska News  August 1,2011  Kuwait Aid to Somalia

Read more…

Somalia: Kuweyt oo gargaar Badda u soo marsiisay Soomaaliya

Sunday, July 31, 2011 Comments off

Laaska News  July 31,2011

 Muqdisho,Somalia –Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u guddoontay Deeq macaawino ah oo ay Dowladad Kuwait dhinaca badda u soo marsiisay dadka Soomalaiyeed ee ay abaaruhu ku saameeyeen gudaha dalka.

Markab sida Shixnad gargaar ah oo cadadkeedu Read more…

Somalia:Diyaaarado gar gaar siday oo Muqdisho soo gaaaray

Friday, July 29, 2011 Comments off

Laaska News  July 29,2011

Read more…

War in Libya:Kuwait grants Libyan rebels 180 mln dollars

Monday, April 25, 2011 Comments off

Laaska News April 25,2011.

A Libyan rebel checks the sight on his weapon close to a building where forces loyal to Col. Moamer Kadhafi are reportedly holed up in the Zwabi district of the city of Misrata. Kuwait on Sunday gave 50 million dinars ($180 million) to the Libyan opposition Transitional National Council (TNC), its chief Mustafa Abdel Jalil said. (Xinhua/AFP Photo)

  Read more…

Arab economic summit opens in Egypt to speed up economic integration

Wednesday, January 19, 2011 Comments off

 Laaska News January 19,2011.
 
SHARM EL-SHEIKH, Egypt, Jan. 19 (Xinhua) — Arab leaders gathered Wednesday in Egypt’s Red Sea resort Sharm el-Sheikh for the second Arab Economic, Development and Social Summit, which is set to tackle economic challenges facing the Arab world and speed up regional economic integration. Read more…