Archive

Posts Tagged ‘Las Anod’

Lasanod:Aaskii Taliyihii Sirdoonka ee Gobolka Sool & Masuuliyiin Somaliland ah oo ka qayb gashay + VIDEO

Thursday, March 10, 2011 Comments off

Laaska News March 10,2011.
Lasanod(Laaska News) Taliyihii   Ciidanka Nabadsugida  Gobolka Sool  ee Somaliland Maxamuud Maxamed Xirsi (Asad) ee dhawaan lagu dilay Read more…

Advertisements

Laascaanood:Taliyihii Sirdoonka Gobolka Sool ee Somaliland oo ladilay iyo ku xigeenkiisii oo la dhaawacay iyo Caawa

Monday, March 7, 2011 Comments off

Laaska News March 07,2011
Lasanod (laaska News) warka laga helayo magaalada Laascaanood caawa ayaa sheegaya in bartamaha magaalada ay dabley hubaysan ay toogasho ku Read more…

Sool:Dagaal ka dhacay aaga Gambadhe Maanta & Is eedynta Somaliland iyo Puntland

Monday, March 7, 2011 Comments off

Laaska News March 07,2011

Lasanod (Laaska News) – Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soo waramaya in galinkii dambe ee maanta uu dagaal ka dhacay deegaanka Gambadhe. Read more…

SSC – Mudaharaadyo ka dhacay Buuhoodle,Lasanod & London oo lagaga soo horjeedo Mucaawinada UK iyo Somaliland – PHOTO + VIDEO

Sunday, March 6, 2011 Comments off

Laaska News March 06,2011

London (Laaska News) – Wararka laga helayo magaalada London ayaa ku soo waramayaa in uu mudaharaad ka dhacay aqalka Raysal Wasaaraha hortiisa,dadka mudaharaadaya ayaa sheegay “inay ka soo horjeedaan mucaawinada UK ay siiso Read more…

Lasanod:Mudaharaad Galabta ka dhacay

Tuesday, March 1, 2011 Comments off

Laaska News March 01,2011
Lasanod (Laaska News) – Wararka laga helayo caasimadda Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa sheegaya in galabta uu magaalada ka dhacay mudaharaad ay dhigeen haweenka Laascaanood,mudaharaadkaas ayaa lagu soo waramayaa in uu laba meelood oo magaalada ah uu ka dhacay.   Read more…

FAALLO:Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mr.Cadami Muxuu ciidamada Somaliland u gayn waayay carro Warsangali iyo Galgala?

Monday, February 28, 2011 Comments off

 Su’aasha jawaabteeda waxa laga rabaa ragga reer Buuhoodle ee xukuumada Siilaanyo ku jira.

Maxaa ragga Buuhoodle loo waydiinayaa,iyaga waaba lagu duulaye.

Oo hadaa yaa la weydiinayaa? dee siilaanyo
Read more…

Wararkii ugu dambeey ee Hawd,Laascaanood iyo Nugaal iyo Xaaladaha ka aloosan

Tuesday, February 22, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 22,2011.

Laascaanood (Laaska News) Wararka laga helayo Buuhoodle iyo deegaanadii uu dhawaan dagaalku ku dhacay ayaa maanta degan,waxaana wali jira saansaan colaadeed. Read more…

Deg Deg: Ciidanka Daraawiishta Puntland oo soo gaaray Tukaraq,oo Weerar ku ah Laascaanood Mise waa Dhoolo tus?

Tuesday, February 22, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 22,2011

Lasanod(Laaska News) War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in ciidanka daraawiishta Puntland iyo ciidamo kale ay soo gaareen Tukaraq,ciidankaas oo lagu soo waramayo inay damacsan yihiin inay weerar ku qaadaan Laascaanood,waxaa kaloo lagu soo waramayaa inay jiraan ciidan Beeleed weheliya. Read more…

Falanqaynta Dagaalkii Kalshaale oo ka socota Hargeysa iyo sida laysugu war la’yahay

Friday, February 11, 2011 Comments off
Feberuary 11,2011 Laaska News

Waxyaalaha ka dahsoon Shacabka Dhulbahante iyo Isaaq ba Read more…

War Deg deg ah: Puntland oo Weerar Kadis ah Ku dhardhaartay aagga Laascaanood -Gambadhe,Kadibna waxay ku noqdeen Deegaanadoodii hore ay ka soo duuleen

Monday, February 7, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 07,2011

Dagaal aad uculus oo ka socday Duleedka Laascaanood  galabta ayaa istaagay

War aannu ku helnay Telefoon  aannu hadda kula xiriirnay Laascaanood sheegayaa in Ciidamo aad utira badan oo Puntland ah iyo Ciidan Beeleedyo Dhulbahante ah oo ku sugnaa Tukaraq inay dagaalkaa kula jiraan Ciidamada Somaliland,haddana ninka noo waramaya uu Read more…