Archive

Posts Tagged ‘Liiska Golaha Wasiirada’

Somalia – Magacaabid Wasiir – Wareegto

Friday, April 20, 2012 Comments off


Muqdisho, April 20 – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Maxamuud ayaa lagu sheegay  “magaacaabid  Wasiir”  oo ah Wasiirka Cusub ee  Wasaaradda Arrimaha Bulshada,Shaqada,Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Cayaaraha sidaana waxaa lagu sheegay shabakadda RM Read more…

Xil Ka Qaadis Wasiir – Wareegto

Friday, April 20, 2012 Comments off

Muqdisho, April 20 – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Maxamuud ayaa lagu sheegay in xil ka qaadis lagu sameeyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Bulshada, Read more…

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Oo Xilkii Laga Qaaday – Wareegto Xafiiska Madaxweynaha

Friday, March 30, 2012 Comments off

“Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Oo Xilkii Looga Qaaday Wasiirka Wasaaradda Beeraha”.

Muqdisho- Mar.29, 2012 – Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xilkii looga qaaday Wasiirkii Wasaaradda Beeraha,Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa.

Wareegtadan oo Lambarkeedu ahaa 086 kuna taariikheysneyd 28/03/2012 cinwaankeeduna ahaa Xil Ka Qaadis Wasiir ayaa lagu yiri:-

Read more…

Somalia: Wasiiro Laysku Badaley – Warsaxaafadeed

Wednesday, February 15, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 15, 2012         Warka TFG da

Muqdisho – 14/2/2012 – Warsaxaafeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in isku shaandheyn kooban lagu sameeyay qaar ka tirsan  xubnaha golaha wasiirrada. Read more…

WAR DEG DEG AH:- R/wasaaraha Soomaaliya magacaabay Wasiiru-dowlayaal iyo Wasiir ku-xigeenno.+ Liiska.

Friday, July 22, 2011 Comments off

Laaska News  July 22,2011

Somali PM Prof. Abdiweli

  Read more…

Somalia:Liiska Golaha Wasiirada ee uu magacaabay PM. Prof. Abdiweli – +Beelaha (Update)

Wednesday, July 20, 2011 Comments off

Laaska News  July 20,2011

Somali PM Prof. Abdiweli

Read more…

War Deg Deg ah: Xubno cusub oo xukuumadda lagu kordhiyay

Thursday, March 31, 2011 Comments off

Laaska News March 31,2011.
R/wasaaraha xukuumadda KMG ee Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta magacaabay 11 xubnood oo isugu jira wasiir ku xigeen iyo wasiiru-Dowlayaal kuwaas oo isla maanta lagu dhaariyay Read more…

Golaha wasiirada oo galabta loo dhaariyay xilkooda.

Saturday, November 27, 2010 Comments off

Laaska News (Muqdisho)

 

 

 

Munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirrada,wasiir ku xigeenada iyo Wasiiru Dowleyaasha Xukuumadda cusub ee SoomalIya oo ay goob joog ka ahaayeen Masuuliyiinta ugu sareysa wadanka ayaa gabal dhicii maanta  lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Villa Soomalaiya. Read more…

Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee uu magacaabay Dr.Farmaajo 12/11/2010 & Beelaha……..

Friday, November 12, 2010 Comments off

Muqdisho(Laaska News)


Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaysa in Madaxtooyada Soomaaliya ay ka dhacday Xafladda Magacaabista Golaha Wasiirada.

Waxaana Raysal Wasaare Maxamed Cabdullaahi Read more…