Archive

Posts Tagged ‘luuq’

Ciidamo Itoobiyaan ah Oo La Sheegay inay Dul Dageen Luuq

Monday, January 30, 2012 Comments off

Laaska News Jan 30, 2012

Ciidamo Itoobiyaan ah oo kolonyo ah ayaa la sheegay inay shalay xadka kasoo gudbeen,watana tigniko iyo madaafiic culus ayna soo gaareen magaalada Luuq,  sida  ay ku warameen warbaahin kala duwan oo soo xiganaya dadka deegaanka  iyo saraakiil kale,ciidamadan ayaa la sheegay inay yihiin kuwo farabadan,isla markaana ay dageen duleedka magaalada Luuq. Read more…

Advertisements

Soomaaliya – Luuq oo gashay gacanta Dawladda

Monday, March 7, 2011 Comments off

Laaska News.March 07,2011

Muqdisho (Laaska News) – Wararka laga helayo magaalada luuq ayaa ku soo waramaya in ciidamo taageersan dawladda Soomaaliya iyo ehlo sunna ayaa Read more…

Gudoomiyihii Maxkamadda sare oo loo aasay si heer Qaran ah SAWIRRO

Wednesday, November 24, 2010 Comments off

Laaska news (Muqdisho)

Waxaa Maanta  aas heer Qaran ah oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiinta ugu sareeysa Dowladda loo sameeyay Allaha u naxariistee Dr. Maxamuud Cumar Faarax Indhobuur Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee dalka Soomaaliya kaas oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Read more…