Archive

Posts Tagged ‘Maalinta Haweenka’

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Wadahadalka Somaliland

Friday, March 9, 2012 Comments off

Muqdisho March 8 (Laaska News) — Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif oo munaasabaddii 8da Maarso ee maalinta Haweenka ama hooyooyinka ee lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho khudbad ka jeediyay ayaa sheegay in xukuumadda ay si dhaqso ah guddi uqabanayso wadahadal lagala Soomaaliland. Read more…

8 da Maarso Oo Laga Xusay Muqdisho

Thursday, March 8, 2012 Comments off

Muqdisho – Waxaa maanta magaalada muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayo maalinta haweenka Soomaaliyeed oo qayb ka ah maalinta haween weynaha adduunka ee 8da Maarso oo maantoo kale uu caalamku u aqoonsaday maalinta haweenka. Read more…