Archive

Posts Tagged ‘Madaxweynaha Soomaaliya’

Somalia – Pres. Sharif Oo Ka Hadlay Sharciyadda Xukuumadda, Degmooyinka, Shirka Islaamka – Shir Jaraa’id

Thursday, August 16, 2012 Comments off

Laaska News  August  16,  2012

Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa markii uu soo dagay waxaa loo soo dhaweeyay si diiran, kadibna shir jaraa’id oo uu ku qabtay xaruunta madaxtooyada Soomaaliya oo uu kula hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda waddanka uu Read more…

Advertisements

Madaxweynaha Jamhuuriyada Oo Barakacayasha Kula Ciiday Xerooyinkooda – SAWIRRO

Sunday, November 6, 2011 Comments off

Laaska News  Nov. 6 ,2011

 

Read more…

Somalia:Madax dhaqameedyo kasoo jeeda Jubooyinka oo Jawaabo ka bixiyay hadalkii Madaxweynaha ee Ciidamada Dalka soo galay

Tuesday, October 25, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 25,2011
Madax dhaqameedyo iyo cuqaal ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka ayaa jawaabo iyo aragtiyo kabixiyay hadal uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sh. Shariif uu kaga hadlay soo galitaanka ciidamada kenya inaysan shacabka iyo dawladda soomaaliyaba inaysan ogollayn inay iska soo galaan waddanka.(Madaxweynaha Soomaaliya: “Inay ciidamo soo galaan dowladda iyo shacabku ma oggola” hoos ka akhri ama ka dhageyso) . Read more…

Somalia:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Shaley Kormeeray Goobtii Qaraxu Ka Dhacay iyo Isbitaalada – SAWIRRO

Thursday, October 6, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 6,2011
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo shaley kormeer howleed ku tagay goobtii doraad  uu ka dhacay qaraxa ee xarunta Hargaha iyo Saamaha iyo isbitaalada Muqdisho ee ay jiifaan dhaawacyadii qaraxu sababay.

Read more…

Somalia:Madaxweyne Shariif oo maanta ka hadlay heshiiskii Kambala ,Dilkii Fazul,Banaan baxyada iyo qodobo kale

Sunday, June 12, 2011 Comments off

Laaska News  June 12,2011
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa guul weyn ku tilmaamay dilkii ay ciidamada Dowladda Soomaaliya u geysteen Fasuul Cabdullaahi Maxamed Horjoogihii kooxda Al Read more…