Archive

Posts Tagged ‘Madaxweyne Sh.Sharif’

Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,Loona Soo Dhaweeyay Si Diiran

Thursday, August 16, 2012 Comments off

Laaska News August  16,  2012

 

(Mogadishu, Somalia, Aug, 15, 2012) Madaxweynaha Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu ka soo qeyb galay shirka waddamada Islaamka oo ka dhacay dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya. Read more…

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Dalka Kusoo Laabtay

Tuesday, July 17, 2012 Comments off

Laaska News  July 17, 2012
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shalay galinkii dambe kusoo noqday dalka.
. Read more…

Somalia – Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweyne Shariif Oo U Ambabaxay Dalka Ethiopia

Saturday, July 14, 2012 Comments off

Warka Dalka ( TFG da) 

by Canab

 

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amabaxay wadanka Ethiopia halkaas oo maalinnimada berito ah lagu wado in uu ka furmayo shir ay isugu imaanayaan madaxda wadamada Africa. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Ka Dagay Jabuuti,Kana qayb Gali Doona Shirka London

Monday, February 20, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 20, 2012

Jabuuti -Madaxwynaha Jamkuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagusoo waramayaa inay maanta kadageen magaalada Jabuuti. Read more…

GOROWE:Madaxweyne Shariif Oo Ka dagey Garowe Si Diiranna Loogu Soo Dhaweeyay

Monday, December 19, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 19, 2011                PUNTLAND  SOMALIA

GaroweMadaxweynaha Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiilkh Axmed iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa galabta kasoo dagey Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe,Caasimadda  Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Read more…

Somalia: Madaxweyne Shariif oo Dalka kusoo noqday

Tuesday, December 6, 2011 Comments off

MuqdishoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Sh.Axmed iyo wafdi uu hogaaminaya ayaa maanta kasoo dagey gagida dayuuradaha ee Aadan Cadde Airport Muqdisho. Read more…

Somalia:Madaxweyne Sh Shariif Oo Dalka Dib Ugu Soolaabtay

Saturday, November 26, 2011 Comments off

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qeybgalay shir madaxeedka wadamada IGAD ee ka dhacay Addis ababa.

Read more…

Kenya:Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Kenya. SAWIRRO

Friday, May 13, 2011 Comments off

Laaska News  May 13,2011

Read more…

Somalia:Madaxwayne Shariif oo xafiiskiisa kula kulmay Xildhibaanno – SAWIRRO.

Wednesday, April 20, 2011 Comments off

Laaska News April 20,2011.
Muqdisho (RM) – Madaxwayne Shariif oo xafiiskiisa kula kulmay Xildhibaanno.Daawo– SAWIRRO. Read more…

Somalia:Madaxweyne Shariif oo maanta kulan la qaatay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka + Sawirro

Wednesday, April 13, 2011 Comments off

Laaska News April 13,2011
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed oo maanta Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya kula kulmay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin: Read more…