Archive

Posts Tagged ‘masar’

Masar Oo Loo Dhaariyay Dawlad Cusub

Friday, August 3, 2012 Comments off

Laaska News Aug  3,2012

Masar waxaa loo dhaariyay xukuumad cusub,waxaana hogaamiyihii hore ee Golaha Ciidamada loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga.

.
Ra’iisal Wasaare Hashim Qandil ayaa xaflad kaga dhawaaqay Gole wasiiro oo ka kooban 35 xubnood Khamiistii. Read more…

Advertisements

Madaxweyne Kuxigeenkii Hore Ee Masar Cumar Suleymaan Oo Geeriyooday

Thursday, July 19, 2012 Comments off

Laaska News July  19,2012

EPA

Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Masar Cumar Maxamuud Suleymaan oo da’diisu ahayd 76 sano ayaa ku geeriyooday Isbitaal kuyaala maraykanka. Read more…

Masar – Reer Al-Askandariya Oo Kabo Iyo Tamaandho Ku Shiiday Wasiiraddii Kilintoon

Monday, July 16, 2012 Comments off

Laaska News July 16, 2012
.

EPA.

Waxaa lasheegay in dadka deggan magaalada Al Askandariya ee ku taal dalka Masar ay kushiideen kabo iyo tamaandho (yaanyo) gaadiidkii lagu waday Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee maraykanka Helari Kilintoon. Read more…

Masar Oo loo dhaariyay madaxweyne Cusub

Saturday, June 30, 2012 Comments off

Qahira,  June 30 , 2012 (Laaska News) -Waxaa hadda loo dhaariyay Madaxweynaha Masar Dr. Maxamed Mursi oo ku guulaystat doorashada Masar. Read more…

Morse oo Loo Dhaarinayo Madaxtinimada Masar

Saturday, June 30, 2012 Comments off

Hogaamiyihii ugu horreeyay ee Masar ay si xor ah dadku udoortaan, Maxamed Mursi ayaa loo dhaarinayaa sabtiga inuu noqda madaxweynaha ugu horreeya ee dimoqraadi ah ee Waddanku yeesho.Kadib markii uu ku guulaystay  doorashadii sida ba’an laysaga soo horjeeday,codadka la kala Read more…

Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Masar Oo Lasheegay Inuu Kabaxay Dalka Iyo Saraakiil. Kale

Thursday, June 28, 2012 Comments off

Dalka Masar oo dhawaan kadhacday doorashadii madaxtinimada ee uu ku guulaystay ninkii utartamayay xisbiga walaalaha ee Muslimiinta,lagagana adkaaday R/wasaarihii hore ee Masar kanasoo jeeday ciidamada iyo dawladdii hore ayaa la sheegay inuu dhawaan kabaxay dalka. Read more…

Shafiq Oo U Cararay Imaaraadka

Wednesday, June 27, 2012 Comments off

Ra’iisalwasaarihii hore Masar Axmed Shafiq ee lagaga adkaaday wareeggii labaad ee tartanka doorashada madaxtinimada Masar ayaa la sheegay inuu dalka katagay una cararay Imaaraadka. Read more…

Isbadali Maayaan Heshiisyadii Ay Masar Caalamka Lagashay – Madaxweynaha La Doortay

Monday, June 25, 2012 Comments off

Madaxweynaha la doortay ee Masar Maxamed Mursi  ayaa ku dhawaaqay in waddankiisu uu ku dhagan yahay oo uu fulinayo  heshiisyadii ay horay caalamka ula galeen. Read more…

Masar- Morsi Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada

Sunday, June 24, 2012 Comments off

 

EPA.

Qahira , June  24, 2012 – Gudiga Doorashada ee dalka masar ayaa ku dhawaaqay in musharaxa walaalaha muslimiinta ee Maxamed Mursi uu  kuguulaystay doorashada madaxtinimada masar uuna helay 51.7% halka musharaxii la tartamayay ee Shafiq uu helay 48.3. Read more…

Natiijada Doorashadii Masar Oo La Sheegay In Lagu Dhawaaqayo Axadda

Sunday, June 24, 2012 Comments off