Archive

Posts Tagged ‘maxbuus dagaal’

Buuhoodle:Maxbuus Dagaal oo lagu qabtay Kalshaale ayaa la siidaayay – waa Kuma? AKHRI + PHOTO

Saturday, February 12, 2011 Comments off

Feberuary 12,2011 Laaska News.

“Waxgaradka Buuhoodle ayaa Siidayntaasi ku Micneeyeen in labada Beelood ee ka soo kala Jeeda Barbara iyo Buuhoodle aanay ka dhaxayn Wax Colaad ah”

 

(Buuhoodle Feb.11)-Waxa Maanta La siidaayey Kayse Jaamac Bulaale oo kamid ah Maxaabiistii lagu Qabtay Dagaalkii Dhawaan ka dhacay Deegaanka Kalshaale, Kayse Jaamac Bulaale oo katirsanaa Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa lagu soo Qabtay dagaalkaasi Read more…

Liiska Maxaabiista lagu qabtay Dagaalkii Hagoogane;Magacyadooda iyo Beelahooda – All Axmed Garaad(Buuhoodle)

Tuesday, February 1, 2011 Comments off

Feberuary 1,2011 Laaska News.

Liiska Maxaabiista lagu qabtay Dagaalkii Hagoogane;Magacyadooda iyo Beelahooda – All Axmed Garaad(Buuhoodle) . Read more…