Archive

Posts Tagged ‘maygaagle’

Buuhoodle – Dagaal Saaka ka dhacay Deegaanka Maygaagle

Wednesday, February 8, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 8, 2012

Hawd (LN) – Waxaa laga soo waramayaa in dagaal uu saaka ka dhacay deegaan ka tirsan degmada Buuhoodle, meel aan ka fogayn Maygaagle oo dagaalkaas oo u dhaxeeya maleeshiyaad deegaanka ah iyo ciidamada Somaliland. Read more…

Advertisements

Kalshaale – Guddi Waxgaradka Reer Buuhoodle oo Shalay Booqday Kalshaale iyo Kulan Masuuliyiin Somaliland oo ka soo jeeda Buuhoodle

Friday, March 11, 2011 Comments off

Laaska News March 11,2011

Kalshaale- Wax garad reer Buuhoodle ah ayaa shalay galinkii dambe booqday  Kalshaale iyadoo ujeedadu ay utageen ay ahayd sida la sheegay inay hubiyaan in barkadaha la’aasay Read more…

SSC – Mudaharaadyo ka dhacay Buuhoodle,Lasanod & London oo lagaga soo horjeedo Mucaawinada UK iyo Somaliland – PHOTO + VIDEO

Sunday, March 6, 2011 Comments off

Laaska News March 06,2011

London (Laaska News) – Wararka laga helayo magaalada London ayaa ku soo waramayaa in uu mudaharaad ka dhacay aqalka Raysal Wasaaraha hortiisa,dadka mudaharaadaya ayaa sheegay “inay ka soo horjeedaan mucaawinada UK ay siiso Read more…

Kalshaale: Barkadihii oo la aasayo,Maxaabiistii iyo Wasiiro Xukuumada Siilaanyo – PHOTO

Monday, February 28, 2011 Comments off

 Laaska News Feberuary 28,2011

Baraagihii Kalshaale oo la aasayo iyo goob joogayaal , iyo Wasiiro Xukuumada Siilaanyo.

Halka hoose ka eeg Maxaabiistii lagu qabtay dagaaladii Kalshaale. Read more…

Maxaabiistii Kalshaale oo la siidaayay iyo Baraagihii oo la burburinayo ka eeg VIDEO

Sunday, February 27, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 27,2011.

Maxaabistii lagu qabtay dagaaladi ka dhacay kalshaale oo la siidayey iyo baraagihii laga qoday Halkaasi oo la burburiyey. VIDEO Read more…

Degdeg:Maxaabiistii lagu qabtay Dagaaladii Colaada Kalshaale ee Somaliland haysay oo caawa soo gaaray Buuhoodle

Sunday, February 27, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 27,2011

Buuhoodle (Laaska News)Wararka laga helayo Magaalada Buuhoodle ayaa ku soo waramaya in Maxaabiistii reer Buuhoodle ee lagu qabtay Dagaaladii Read more…

Deg Deg:Ma runbaa in Siilaanyo saacadaha soo socda Aasayo Kalshaale,Maxaabiistii sii daynayo,ciidamadana ka qaadayo – Exclusive Laaska News

Saturday, February 26, 2011 Comments off

Hargeysa (Laaska News) War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in kulamo is daba joog ah oo maalmihii la soodhaafay ka dhacayay  madaxtooyada kadib uu siilaanyo uu ku dhawaaqay in saacadaha soo socda la sii daayo maxaabiistii lagu qabtay deegaanada Read more…

Wasiirkii hore ee Puntland Mr. Biixi Xogta hoose ee uu Maamulka Faroole ka sheegay iyo hanjabaadii Faroole iyo Hadalka Odayga u weyn Isaaq ee Cabdi Waraabe Kee Run ah – AKRI/DHAGEYSO

Friday, February 25, 2011 Comments off

Laask News Feberuary 25,2011

Biixi

Wasiirkii Hore ee Caafimaadka  Puntland Mr. Bashiir Cali Biixi oo la hadlay dadka reer Mudug ayaa  xogo badan oo Maamulka Faroole banaanka soo dhigay,Siyaasada Madaxweyne Faroole  ayuu aad u dhaliilay.

Mr. Biixi ayaa dadkaa u sheegay inay reer Read more…

Buuhoodle:Dagaal is tuur tuur ah oo la ga soo sheegayo Colaadii Kalshaale

Wednesday, February 23, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 23,2011.

Wararka laga helaya deegaano ka tirsan Buuhoodle ayaa sheegaya in saaka dagaal xabada goos goos ah uu ka dhacay,waxaana uu dagaalkani ku soo Read more…

Wararkii ugu dambeey ee Hawd,Laascaanood iyo Nugaal iyo Xaaladaha ka aloosan

Tuesday, February 22, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 22,2011.

Laascaanood (Laaska News) Wararka laga helayo Buuhoodle iyo deegaanadii uu dhawaan dagaalku ku dhacay ayaa maanta degan,waxaana wali jira saansaan colaadeed. Read more…