Archive

Posts Tagged ‘meygaagle’

Wararkii ugu dambeey ee Hawd,Laascaanood iyo Nugaal iyo Xaaladaha ka aloosan

Tuesday, February 22, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 22,2011.

Laascaanood (Laaska News) Wararka laga helayo Buuhoodle iyo deegaanadii uu dhawaan dagaalku ku dhacay ayaa maanta degan,waxaana wali jira saansaan colaadeed. Read more…

Advertisements

Buuhoodle:Meygaagle iyo Hagoogane iyo Cali Dhagjar Dhageyso

Tuesday, February 22, 2011 Comments off

Deganaansho buuxda oo laga daree-mayo deegaanadii lagu dagaalamay shalay ee Meygaagle iyo Hagoogane iyo Cali Dhagjar Dhageyso

Read more…

Qasaaraha Dagaalkii shalay ee Hagoogane iyo Maygaagle oo isa soo taraya

Monday, February 21, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 21,2011

Hawd (Laaska News) – Dagaalkii shalay ka dhacay Hagoogane iyo Maygaagle ee deegaanka Buuhoodle ee uu dagaalku ku dhexmaray dadka deegaanka Buuhoodle  iyo Ciidamada Somaliland ayaa waxa uu keenay qasaare dad iyo duunyaba aha oo labada dhinac ah. Read more…

Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise(Cumar Maxamuud) oo sheegay In Caqabad Soo Wajahdey Heshiiskii Cagaare

Thursday, January 20, 2011 Comments off

Laaska News January 20,2011.
Gaalkacyo (RBC Radio):- Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise aya sheegay in caqabad weyn ay soo wajahdey heshiis dhowaantan la kala dhex dhigay beelo walaalo ah oo horey ugu diriray deegaanka Cagaare ee u dhaxeeya gobolada Read more…

Isimada Cuqaasha iyo Waxgaradka Buuhoodle oo ka Jawaabay Go’aankii Madaxwayne Siilaanyo Kuna Tilmaamay Mid sharci Daro ah – AKHRI + DHAGEYSO

Monday, January 10, 2011 Comments off

Laaska News January 10,  2011

Buuhoodle- Shirka buuhoodle oo aan ka wareesanay Suldaan Siciid Cismaan Cali  DHAGEYSO
Kadib Markii Maalintii shalayto Madaxwaynaha Maamulka
Somaliland uu go,aan ka soo saaray dhacdadii ka Read more…

Shirkii Dhexdhexaadinta Labada Beelood ee Bahararsame iyo Cumar Maxamuud ee xiisaddii Cagaare oo shalay furmay iyo Beesha Reer Mahad oo laga sugayo Gogosha Nabadda

Wednesday, December 8, 2010 Comments off

Laaska News December 08,2010.

Meygaagle(Bookh).Waxaa ka furmay tuulada meygaagle  ee ah deegaanka dhul daaqsimeedka ah ay iska gaaraan xoolo dhaqatada kasoo jeeda Beelaha Bahararsame iyo Cumar Maxamuud ee ka soo kala jeeda Degmooyinka Kalabaydh(Lasanod),Burtinle iyo Degmada Bookh ee Kililka 5aad ee Itoobiya. Read more…

Kulan Balaadhan oo shalay ka dhacay Deegaanka Maygaagle oo Ergooyinkii iyo Isimada Cuqaasha Waxgaradka Buuhoodle Isku Arkeen – DHAGEYSI/SAWIRRO

Tuesday, November 23, 2010 Comments off
 
 
 Warka 22/11/2010 Kulankii Maygaagle ee nabadaynta Beelaha ee shalay.—-Dhagayso.+Sawiro.

Ergooyinka Nabadaynta oo lagu soo dhaweeyay duleedka Maygaagle Daawo Sawirrada

Monday, November 22, 2010 Comments off

Laaska News

Waxaa inoo soo gudbinaya shirka nabadaynta shabakada caanka ah ee ceegaag.com. oo ku sugan gogosha nabadda,iyo deegaanka Maygaagle ee shirku ka socdo.

Laaska News Waxay Taageeraysaa Ergada Nabad raadinta,waxayna mahad gaar ah udiraysaa shabakada ceegaag kaalinta ay kaga jirto nabadaynta iyo wararka sugan ee xilkasnimadu ku dheehan tahay. Read more…