Archive

Posts Tagged ‘Midawga Yurub’

Somalia- Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Wakiilka M Y (Sept.22,2012)

Sunday, September 23, 2012 Comments off

Laaska News Sept. 23, 2012
Muqdisho, (Sept.22,2012)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay xaruunta Madaxtooyada Qaranka Soomaaliyeed Danjiraha Midawga Yurub usoo magacawday inuu Safiir uga noqdo Waddanka J F Somalia.

.

.

Soomaaliya Oo 20 Sano Kadib Dib U Furtay Safaaradeedii Midawga Yurub

Monday, March 12, 2012 Comments off

Laaska News  Mar. 12, 2012            WARKA TFG da
Safaarada Soomaaliya Ee Midowga Yurub Oo 20 Sano Kadib Si Rasmi Ah U Bilowday Shaqadeedii

Safaaradda Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa si rasmi ah u bilowday iney shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool Yurub u qabato adeegyadii Safaaradda looga baahnaa mudo 20 sano kadib. Read more…

Somalia:Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub

Thursday, February 9, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 9, 2012         Warka Dalka (TFG da)
Madaxweyne Shariif Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socday Midowga Yurub.

Read more…