Archive

Posts Tagged ‘mudaharaad’

Masaarida Oo Mar Kale Usoo Baxday Shaaracyada Qaahira

Saturday, April 14, 2012 Comments off

Laaska News Apr. 14, 2012

Kumaankun Masaari ah ayaa jimcihii usoobaxay shaaracyada Qaahira ee badhtamaha magaalada,kuwaas oo ka soo horjeeda in taageerayaashii madaxweynihii hore ee Mubaarak ay hogaanka waddanka wax ku yeeshaan. Read more…

Advertisements

Suuriya – Laan Qayrta Cas Oo Laga Joojiyay inay tagaan Xumus

Saturday, March 3, 2012 Comments off

(LN) – Gudaha Magaalada Xumus, kolonyo gaadiid oo ururka laan qayrta cas ah ayaa loo diiday inay tagaan degmooyinka ay gacanta ku hayaan jabhaddu ee Al Khaalidiya iyo Baab Al Sabaaca, deegaanada oo ay ciidamada dawladdu ay waqtigaa ku hayaan duqayn. Read more…

Suuriya Oo Ogolaatay in Red Cross Gasho Xumus

Thursday, March 1, 2012 Comments off

Laaska News Mar. 1, 2012

Siiriya waxay ogolaatay in hay’adaha samafalka ee Bisha Cas iyo Red Cross ay ugudbiyaan gargaar,dhaawacana ka soo saaraan magaalada Xumus ee uu dagaalka culus ku dhexmaray Ciidamada Dawladda Suuriya iyo ciidamada falaagada. Read more…

Laascaanood -Mudaharaad Isku Rogay Iskudhac Geystayna Qasaare

Saturday, January 21, 2012 Comments off

updated:Dhimasho hal qof oo dhaawac ku dhintay   iyo 7  dhaawac ah oo ku ijira Isbitaalka

Las-Anod,Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa kusoo waramaya in saaka uu ka dhacay magaalada mudaharaadyo isku rogay rabshadi iyo isku dhac dhexmara dadkii mudaharaadayay iyo Ciidamada. Read more…

Lasanod:Mudaharaad Galabta ka dhacay

Tuesday, March 1, 2011 Comments off

Laaska News March 01,2011
Lasanod (Laaska News) – Wararka laga helayo caasimadda Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa sheegaya in galabta uu magaalada ka dhacay mudaharaad ay dhigeen haweenka Laascaanood,mudaharaadkaas ayaa lagu soo waramayaa in uu laba meelood oo magaalada ah uu ka dhacay.   Read more…

Puntland:Mudaharaadyo ka dhacay magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo

Sunday, February 20, 2011 Comments off

Garowe(Laaska News) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee caasimadda Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegaya in maanta uu halkaasi ka dhacay mudaharaad lagaga soo horjeedo kuna Read more…

Buuhoodle:Mudaharaad lagaga soo horjeedo Maxaabiis lagu qabtay dagaalkii Hagoogane ee shalay oo loo gudbiyay Burco iyo Doorka ay ka qaateen Ciidanka Somaliland Dagaalkii shalay

Monday, January 31, 2011 Comments off

January 31,2011 Laaska News.

Buuhoodle (Laaska News) – Waxaa magaalada Buuhoodle maanta ka dhacay mudaharaad ballaaran oo lagaga soo horjeedo maamulka Somaliland,taas oo ka dhalatay cadho laga qaaday sida ciidanka Somaliland ee ku sugnaa deegaanka Kalshaale ee awal  Somaliland kala dhex dhigtay labada beelood ee ee dirirtu ku dhex martay  Read more…

War deg Deg ah:Madaxweynaha Masar oo ku dhawaaqay Bandaw dhammaan Gobolada Masar

Friday, January 28, 2011 Comments off

January 28,2011 Laaska News.
Qaahira-Mudaharaadyo rabshada wata oo ka socda masar awgeed Waxa Madaxweyne Mubaarak ku dhawaaqay Bandaw habeenimo ah dhammaan magaalooyinka Masar. Read more…

Mudaharaad ka dhacay Jaamacada Hargeisa.

Sunday, December 26, 2010 Comments off

Laaska News December 26,2010

Hargeisa.Wararka laga helayo Hargeysa ayaa waxay sheegayaan in shalay uu mudaharaad ka dhacay Jaamacada horteeda,mudaharaadkaas oo ay sameeyeen ardada ku jirta Jaamacada kagana soo horjeedaan badal lagu sameeyay hogaankii jaamacada iyo magacaabista hogaan cusub Read more…

Badhan:Mudaharaad lid ku ah Magacaabista Golaha Wasiirada Cusub

Sunday, November 14, 2010 Comments off

Badhan(Laaska News). November 14,2010.

Wararka laga helayo magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag iyo nawaaxigeeda,kana tirsan Maamulka Puntland in maanta halkaa kadhaceen mudaharaad lagaga soo horjeedo qaabka loo dhisay Golaha Wasiirada Cusub. Read more…