Archive

Posts Tagged ‘Mudug’

Shaqaale “Hay’ad Samafal” Oo La Afduubay,Maxaa Laga Sheegay?

Thursday, July 12, 2012 Comments off

Laaska News July  12,  2012

Wararka ka imanaya deegaanada Puntland ayaa kusoo waramaya in 3 qof oo u shaqaynayay hay’ad samafal laga afduubay deegaan ka tirsan degmada Gaalkacyo ee Puntland shalay galinkii dambe. Read more…

Advertisements

Somalia: Dil Ka dhacay Gaalkacyo

Sunday, October 30, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 30,2011
Agencies – Waxaa lagu soo waramaya in laba qof waqti dhaw lagu dilay magaalada Gaalkacyo.

Labada qof midkood ayaa la sheegay in uu  Agaasime kuxigeen ka ahaa hay’adda  Cilmi baarista  PDRS  ee Puntland   laguna magacaabo Cabdulqaadir yaasiin Xasan.

VOA.

Read more…

Somalia: Xildhibaan lagu dilay Gaalkacyo

Tuesday, September 20, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 20,2011          Warka TFG da


Read more…

Somalia:Dhaawacyadii dagaalki Gaalkacyo Oo Muqdisho Lageeyay

Tuesday, September 6, 2011 Comments off

Laaska News Sept. 6,2011

 Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaaladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho si loogu daaweeyo isbitaallada waaweyn ee magaalada. Read more…

Somalia:Islaan Bashiir Islaan Cabdillle oo baaq ka soo saaray xaaladaha Gaalkacyo

Monday, September 5, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 5,2011                 BAAQ         NABADEED

 Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo ka mid ah isimada loogu xurmada badan yahay gobolada Puntland ayaa maanta soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan xaaladda magaalada Gaalkacyo.

  Read more…

Somalia: Puntland waa inay ka saartaa Ciidanka Deegaanka Leylkase ee Dagaalku ka dhacay intaanay miyiga gaarin

Sunday, September 4, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 4,2011            PUNTLAND         KAJOOG

Read more…

Somalia:Dagaal Beeleed Ka Dhacay Koonfurta Mudug

Monday, August 29, 2011 Comments off

Laaska News  August 29,2011                 Warka TFG da
Wararka ka imaanaya koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in deegaanka Dhegtuur uu barqanimadii maanta ka dhacay dagaal Read more…

Somalia: Gaalkacyo oo Lagu Dilay Afurkii Gudoomiyihii Xaafada Israac

Monday, August 22, 2011 Comments off

Laaska News  August 22,2011
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug dhankeeda Waqooyi ayaa sheegaya in xaafadaasi goor dhow lagu dilay Read more…

Somalia:WHO labels high risk of disease outbreaks in Horn of Africa

Wednesday, August 10, 2011 Comments off

Laaska News  August 10,2011
GENEVA, Aug. 9 (Xinhua) — There was a high risk of disease outbreaks in the drought and famine afflicted Horn of Africa (HOA), due to poor access to portable Read more…

Somalia:Deg Deg – Dil ka dhacay Gaalkacyo

Saturday, June 25, 2011 Comments off

Laaska News  June 25,2011
Waxaa hadda  lagu soo waramay in dabley hubaysai ay ku toogteen caawa  magaalada Gaalkacyo dambi baare lagu magacaabo C/salaan  kana tirsanaa Booliska Gaalkacyo, sidaana Read more…