Archive

Posts Tagged ‘Munaasabadda 26-ka June’

Beesha Sool Waxay Aqoonsan Tahay 18 ka Gobol Ee Soomaaliya

Tuesday, June 26, 2012 Comments off

Laaska News June 26,  2012

Beesha Sool Waxay Aqoonsan Tahay 18 ka Gobol ee Jamhuuriyadda Soomaaliya,Dastuurkuna Kii “Kacaanka”.

Waxaan rabaa in shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaanba aysan ka war wareegin runta iyo xaqiiqda ayna xusuustaan in umadda Soomaaliyeed dawlad dhaxe ay yeelato ay ugu dambeysay dawladdii kacaanka ee rogmatay Bishii Janauary 1991. Read more…

Advertisements

Beesha Sool Waxay Aqoonsan Tahay 18 ka Gob.Jamhuuriyadda Soomaaliya,Dastuurkana Kii “Kacaanka”

Tuesday, June 26, 2012 Comments off

MUNAASABADDA  26 Ka JUUN EE GOBANIMADA GOBOLADA WAQOOYI EE SOOMAALIYA

Waxaan rabaa in shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaanba aysan ka war wareegin runta iyo xaqiiqda ayna xusuustaan in umadda Soomaaliyeed dawlad dhaxe ay yeelato ay ugu dambeysay dawladdii kacaanka ee rogmatay Bishii Janauary 1991. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Hambalyo Udiray Shacabka, Kana Hadlay Arrinta SL

Monday, June 25, 2012 Comments off

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Shariif Sh Axmed ayaa hambalyo ku aaddan 52 guuradii ka soo wareegtay xornimada gobollada woqooyi ee dalka u diray shacabka Soomaaliyeed. Read more…

Somalia:Madaxweynaha & G. Baarlamaanka oo Khudbado ka jeediyay munaasabadda 26-ka June- Dhageyso

Sunday, June 26, 2011 Comments off

Laaska News  June 26,2011

Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaiya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay Khudbad dheer ka jeediyay xafladda munaasabadda 26-ka oo ku ah 51guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda qaateen gobollada woqooyi ee dalkeena. Read more…

Soomaaliya – Daawo Sawirrada Munaasabadda 26-ka June

Sunday, June 26, 2011 Comments off

Laaska News  June 26,2011

Muqdisho, Somalia – Waxaa caawa lagu qabtay Xaflad lagu maamuusayay sannad guuradii 51-aad ee 26 june 1960 kii oo ka dhacday villa Somaaliya

.

Calan saarka.

Read more…