Archive

Posts Tagged ‘munaasabadda ciidda’

Somalia:Madaxweynahii hore Oo Shacabka Soomaaliyeed Munaasabada Ciida ugu hambalyeeyey

Sunday, November 6, 2011 Comments off

Laaska News  Nov. 6 ,2011                  Warka TFG da
SONNA

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Cabdullahi Yuusuf

Mogadishu Axad 6 November 2011 (SONNA) – Madaxweynahii hore ee Soomaaliya mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa shacabka soomaaliyeed ee ku kala nool caalamkoo idil uga Read more…

Somalia:Ra’iisul Wasaaraha oo umaddaha Muslimiinta farxada ciidul Fitriga Awgeed hambalyo u diraya

Tuesday, August 30, 2011 Comments off

Laaska News  August 30,2011                           WARKA TFG da
Baaq ku wajahan Shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho, Talaado, August 29, 2011—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa ummaddaha Muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed hawada u marinaya dhambaal ku aadan hambalyada farxada Ciida Soonfureed (Ciidul Fitr).

Baaq ku wajahan Shacabka Soomaaliyeed Read more…

Madaxweynaha Somaliland Mr.A.M.Siilaanyo oo ka hadlay Munaasabadda Ciidda

Tuesday, November 16, 2010 Comments off

Hargaysa (Laaska News).November 16,2010.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Amed Maxamed Siilaanyo ayaa masaajidka 26ka Juun Badhtamaha Hargeysa ah kula tukaday  umadda Salaaddii Ciidda adxaa ee saaka.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxaa ku wa heliyay tukashada Salaadda Ciidda Read more…

Madaxweyne Faroole oo ka hadlay Munaasabadda Ciidda,TFG,Somaliland iyo Xorriyadda…..

Tuesday, November 16, 2010 Comments off

Garowe (Laaska News) November 16,2010.

 

 

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Dr Cabdiraxmaan Sh.Maxamed ayaa maanta ka hadlay goobtii fagaarah ciidda ee Garowe ee lagu tukaday salaadda ciidda,waxuuna hambalyo u diray umadda Puntland,soomaalida iyo dhammaan umadda Muslimiinta ah. Read more…