Archive

Posts Tagged ‘Muqdusho’

Dooni Siday 150 Qof Oo Ku rogmatay Badweynta Hindiya

Wednesday, June 27, 2012 Comments off

Dooni Siday 150 qof oo magangalyo doon ah ayaa ku rogmatay badweynta Hindiya ee ku aadan xeebaha Waqooyi ee Australiya.Dhacdadan ayaa timid iadoo laga joogo wax kayar asbuuc  markii 90 qof ay ku qaraqmeen dhacdadan oo kale. Read more…