Archive

Posts Tagged ‘Muqsisho’

Shirka Jaamacadda Carabta Oo Muddo 20 Sano ah Ka Furmay Baqdaad

Thursday, March 29, 2012 Comments off

Mar. 29, 2012 -Shirka Jaamacadda Carabta ayaa markii ugu horreysay muddo 20 sanno ah lagu qabtay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq. Read more…

Laascaanood – Mudaharaad Lagu Taageerayo Aqoonsi Lasheegay inay Khaatumo Ka Heshay TFG,Dhaawac,Bandaw

Wednesday, March 7, 2012 Comments off

Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soowaramaya in laba qof ay ku dhaawacmeen mudaharaadka ka dhacay magaalada Laascaanood, labada qofna ay yihiin dadka deegaanka. Read more…

Muqdisho – Ra’iisala Wasaare Kuxigeenka Turkiga Oo Socdaal Gaaban ku tagay Soomaaliya

Tuesday, March 6, 2012 Comments off

Laaska News  Mar. 6, 2012

Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Turkiga ayaa socdaal gaaban kutagay magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya. Read more…

Turkish Airlines Oo Duulimaadkii U Horreeyay Ku Tagtay Muqdisho

Tuesday, March 6, 2012 Comments off

Muqdisho,Mar. 06 – Waxaa lagusoo waramayaa in diyaarad ay leedahay shirkadda dayuuradaha ee Turkish Airlines ay saaka goor hore caga dhigatay Gagida diyaaradaha caalamiga ah ee Adan Cadde International Airport – Mogadishu. Read more…

Shirka Taleex “Khaatumo” Oo Ku Dhuwaaqay Magacyada Gole Madaxtooyo “Madaweynayaal” iyo Gole Wasiiro

Thursday, January 19, 2012 Comments off

Taleex – Wararka laga helayo shirkii Khaatumo ee kasocday magaalada taariikhiga ah ee Taleex oo dhawaan lagaga dhawaaqay maamul goboleed lagu magacaabo Khaatumo State of Somalia ayaa sheegaya in maanta halkaa lagu Read more…

Somalia:R/wasaare C/weli oo booqday Bukaannada ku jira Cisbitalka Xalane

Sunday, July 24, 2011 Comments off

Laaska News  July 24,2011
Read more…

Puntland oo burcad badeedda eedeysay

Thursday, January 6, 2011 Comments off

Laaska News 6, January 2011 
 
Bosaso(RM) Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Puntland ayaa ku eedeeysay kooxaha Burcad Badeedau in ay dhibaato ku hayaan kaluumeeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabta xeebaha wadanka.

Wasiirka kaluumeysiga iyo kheyraadka badda maamulka Puntland Eng. Maxamad Faarax Aadan Read more…

R/wasaaraha Xukuumadda MR.Farmaajo & Wafdi uu hogaaminayo oo maalintii labaad ku sugan Adds Ababa.

Tuesday, December 14, 2010 Comments off

Laaska News Dec.14,2010.

Muqdisho(RM),Wafdi ballaaran ee u hogaaminaayo Wasiirka 1aad ee Xukuumadda Somaliya ayaa maalintii labaad waxa uu ku sugan yahay Xarunta Dalka Ethopia Ee Adds Ababa Asaga oo ka qayb galaya Shair Caalami ah oo ay ka qayb qaadanayaan in kabadan 70 Dal oo ah Dowladaha Federaalka Ku dhaqma.

Read more…