Archive

Posts Tagged ‘nabadaynta’

Somalia:Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Hawlo Nabadeyn Ah U Tagay Puntland

Sunday, September 18, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 18,2011
Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u tagay deegaanada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland dhamaystirka dadaalada Nabadda Read more…

kulankii hore ee nabad raadinta Beelaha Bariga Burco iyo Buuhoodle oo maygaagle kusoo xidhmay

Wednesday, November 24, 2010 Comments off

Laaska News-Maygaagle,Buuhoodle.

Nov.24,2010.

Deegaanka Maygaagle ayaa maanta  23/11/2010,Waxa ku soo gabo gaboobay kulamadii Maalintii shalayto Deegaanka Maygaagle uga Furmay Ergooyinkii Nabad Raadinta ee ka socday Deegaanada Maamulka Somaliland iyo Waxgaradka Buuhoodle Waxana Galabta Deegaanka Maygaagle ku soo Xidhmay Wajigii hore ee Kulamada Nabad Raadinta Beelaha Bariga Burco iyo Deegaanka Buuhoodle. Read more…