Archive

Posts Tagged ‘National Constituent Assembly’

Clinton hails adoption of provisional constitution in Somalia

Friday, August 3, 2012 Comments off

 

Aug. 3,2012

WASHINGTON, Aug. 2 (Xinhua) — U.S. Secretary of State Hillary Clinton on Thursday hailed the adoption of a provisional constitution in Somalia, calling for a quick and transparent completion of the remaining tasks facing the African nation in transition.

“On behalf of President (Barack) Obama and the people of the United States, I want to congratulate the members of the Somali National Constituent Assembly and the Somali people on yesterday’s historic vote to approve Somalia’s Provisional Constitution, the top U.S. diplomat said in a statement. Read more…

Advertisements

Shirkii Golaha Qaran Ee Dastuurka Oo Dhamaaday (August 2,2012)

Friday, August 3, 2012 Comments off

Laaska News Aug.3 1,2012

Muqdisho – Shirkii Golaha qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya ee kasocday xaruunta shirka ee dugsiga Booliska (Iskoolo Boliisiya) ee Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,ayaa lasoo gabagabeeyay shalay, shirkaas oo socday 25 July – 2 August,2012. Read more…

Dastuurkii OO Muqdisho Maanta Lagu Ansaxiyay

Wednesday, August 1, 2012 Comments off

Laaska News August 1, 2012

Photo:File

Muqdisho – Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya ayaa ayaa maanta xarunta uu shirka  ee Iskuulo Boliisiyo ee Magaalada Muqdisho ku ansaxiyay si kumeel gaar ah Dastuurka dalka.Waxaana lagu soo waramayaa in Ergada shirka timid ay tiradoodu ahaayeen 645,waxaana 621 oo Ergada kamid ah ay u codeeyeen haa,13 Ergeyna ay u codeeyeen Maya halka 11 kamid ah Ergada ay ka aamuseen. Read more…

Golaha Qaran Ee Ansaxinta Dastuurka Oo Soo Gabagabeeyay Doodo Ay Ka Yeesheen Qodobada Qaarkood

Wednesday, August 1, 2012 Comments off

Laaska News  Aug. 1,2012

Muqdisho – Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay doodo ay ka yeesheen qodobada dastuurka qaarkood muddo saddex cisho ah.Waxaa lagu soo waramaya in 10 guddi oo loo qaybiyay ergada ansaxinaysa dastuurka oo muddo 3 cisho ah  ka doodayay 10 qaybood oo ku jira dastuurka ay soo gabagabeeyeen  31/7/2012. Guddi walbaana aragtida uu kaqabo(diidis,wax kabadalid, ku raacisba ama soo jeedin) uu usoo bandhigay ergada kale. Read more…

Furitaanka Shirka Golaha Qaran Ee Ansaxinta Dastuurka – SAWIRRO (Part One)

Thursday, July 26, 2012 Comments off

Laaska News  July  26, 2012.

Daawo – Suuradaha,waxaad arki doontaa “boodhka” ay haweenku wataan shirka  iyo socodka “haldhaaga” ee “guusha”.

 

Waxaa  shalay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay shirka Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya,waxaana furitaanka shirkaas  ka qayb galay madaxda sare ee dawladda Soomaaliya Read more…