Archive

Posts Tagged ‘News’

Laaska News 2015

Wednesday, January 14, 2015 Comments off
Laaska News and analysis oo dhawaan dib ubilaabi doona wararka Caalamka.
Tags:

PRESIDENT HASSAN OO “MAALINTA XORRIYADDA” UGANDA KALA QAYB GALAY, LANA KULMAY ‘DHIGGIISA KENYA,UGANDA’ IYO JAALIYADDA

Wednesday, October 10, 2012 Comments off

Laaska News  10 Oct. 2012

KAMPALA -Madaxweymaha JFS  Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ku jooga magaalada kampala ee dalka Uganda ayaa kaqayb galay dabaaldegga maalinta xorriyadda ee Dalka Uganda,kulamana la qaatay Madxweynaha dalka kenya,Uganda, sidoo kalana la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas kusugan. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal rasmi ah kutagay dalka Uganda 8 dii bishan, wuxayna Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisu 9 kii Okt. magaalada Kampala kaga qayb galeen xuska maalinta xorriyadda ee dalka Uganda. Read more…

Tags:

Saif’s Case – ICC wants Gaddafi son’s trial in The Hague

Tuesday, October 9, 2012 Comments off

Laaska News  9 October 2012

Maxkamadda  Caalamiga Ah Ee Dambiyada oo Doonaysa In Wiilka Qadaafi Lagu Maxkamadeeyo Hague

 


The International Criminal Court is meeting today to rule on the venue of the trial of Seif al-Islam Gaddafi, the son of the late Libyan leader Muammar Gaddafi. Read more…

Madaxweynaha Somalia Oo Socdaalkii 1aad Ku Tagay Dibadda

Tuesday, October 9, 2012 Comments off

Laaska News 9 October 2012
Muqdisho,(Oct.8)-Madaxweynaha J F Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka ambabaxay caasimadda Soomaaliya ee Miqdisho,socdaalkan oo ah socdaalkii ugu horreeyay ee uu madaxweyne Xasan uu ku tago dalka dibaddiisa tan iyo markii la doortay oo ahayd 10 kii bishii hore ee September. Read more…

PM Saacid Faarax-Garaad Iyo Ardaynimadii

Sunday, October 7, 2012 Comments off

Laaska News   7, October  2012      Update

PM. Cabdi Farax Shirdon? Waa laguu yaqaan “waa halkii reer mudug-gee” Dr. Saacid Faarax-Garaad Shirdoon waxa uu kasoo jeedaa qoys aad looga yaqaanay dhulkii horrey loo oran jiray Ximan iyo wixii ciid uga rogan,qoyskaas oo ahaa qoys talo qabeenno ah, waxayna intii gayiga Soomaaliyeed uu isku rogay magaalooyinkana magaalo u ahayd degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Read more…

Tags: ,

Somalia’s President Appoints New Somali PM

Saturday, October 6, 2012 Comments off

Laaska News 

Mogadishu, 6 Oct. -Somalia’s president Dr. Hassan Sheikh Mohamud appointed on Saturday “Dr. Abdi Farah-Garad Shirdon”  (Dr.Sai’d) As the country’s Prime Minister, state radio reported.
.

Tags: ,

Madaxweynaha Somalia Oo Magacaabay PM

Saturday, October 6, 2012 Comments off

Laaska News   6 Oct. 2012

Muqdisho, Oct.6 – Wararka naga soo gaaraya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md. Xasan Shiikh Maxamuud uu magacaabay Ra’iisaha Wasaaraha Soomaaliya. Read more…

Baladweyne – Qasaaraha Daadadka Iyo Fatahaadda Oo Korodhay Iyo Caalamkii Oo Dhagaha Furaystay

Wednesday, October 3, 2012 Comments off

Laaska News 3 Oct. 2012

Qasaaraha ay gaysteen daadadka iyo fatahaadda ayaa la sheegay inay korodhay oo ay halkaas dad badani ku dhinteen sida laga soo xigtay waxgaradka iyo masuuliyiinta gobolkaa,waxayna dadkaasi dalbanayaan in gargaar lala soo gaaro,waxaana muuqata in laga gaabiyay oo caalamkuna dhagaha ka furaystay, Soomaalida waxaan ugu baaqaynaa inaysan caalamka sugin ee loo gurnadi dadkaa,inta aysan deegaanada aysan ka dilaacin xanuuno iyo wax yeelo hor leh. Read more…

Somali News – “Floods in Baladweyne” Roobab,Daad Iyo Wabiga Oo Ku Fatahay,Dhimasho,Codsi Gurmad Deg Deg Ah

Saturday, September 29, 2012 Comments off

Laaska News Sept. 29, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in roobab xoog leh oo ka da’ay magaalada baladweyne iyo nawaaxigiisa ay waxyeelo kasoo gaadhay dadkii, guryahoodii iyo hantidii ay haysteen intaba ,waxaana la sheegay in dadka qaarkood ay u baxeen dhulka joogga sare leh iyo buuralayda, waxaana lagu soo waramayaa in dad toboneeyo ah ay wax yeelo kasoo gaadhay oo ay halkaa ay ku geeriyoodeen. Read more…

War-Murtiyeedkii Shir-Yarihii Qaramada Midoobay Ee Somalia (Communiqué on Secretary-General’s Mini-Summit on Somalia)

Friday, September 28, 2012 Comments off

Top News – War-murtiyeedkii laga soo saaray shir-yarihii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon uu ku qabtay xaruunta QM ee New York  26 kii September, loogana hadlay arrimaha Soomaaliya, waxaana ka qayb galay dawlado badan oo ay kamid yihiin 5 ta joogtada ah ee Golaha Amaanka, UN ka, Hay’ado iyo Ururo caalami ah iyo kuwa gobolka, waxaa shirkaa Somaaliya uga wakiil ahaa oo ka qayb qaatay PM  Dr. Cabdiwali Maxamed Caligaas, sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Hassan Sheikh Mohamud ayaa shirkaa kaga qayb galay khadka  maqal iyo muuqaalka ah ee  teleconference -ga ah.
.

Maxaase kasoo baxay? kalmado aanan caalamka ku arag  kuna maqal muddo labaatan sano ah!!!!!

“We reaffirmed our respect for the sovereignty, territorial integrity, political independence and unity of Somalia and pledged our support to a peaceful, democratic, stable and prosperous Somalia.  We recognized that Somalia had entered a new political era and committed to forge a new partnership for peace-building and state-building, which should be based on principles of national ownership, mutual accountability and transparency.”

Read more…