Archive

Posts Tagged ‘Norway’

Norway – Breivik sentenced to 21 years in prison for Norway attacks

Friday, August 24, 2012 Comments off

Laaska News  August  24,  2012

Ninkii Norway ku dilay 77 da qof  ee ay ku jireen labada qof ee Soomaalida ahaa 22 kii Luulyo 2011 kii,  ayaa maxkamad ku taal Magaalada Oslo ee  dalka Norway ay ku xukuntay 21 sano oo xabsi ah,ninkaas oo lagu magacaabo  Anders Breivik, wuxuuna dadkaa ku laayay laba meelood oo meeli tahay meel camp dhalinyara ah oo ku taal Utoya Island, halka meesha kalana ay ahayd xaruunta dawladda ee Oslo,  ninkaasi markuu kaamkaa dadka kulaynayay wuxuu usoo gashaday dharka Booliska, wuxuuna iskasoo dhigay qof  Boolis ah. Read more…

Advertisements