Archive

Posts Tagged ‘Nugaal’

Somalia:R/wasaare Cabdi Wali oo salaada Ciida ku tukaday magaalada Burtinle (Daawo Sawirrada)

Wednesday, August 31, 2011 Comments off

Laaska News  August 31,2011

Read more…

Advertisements

Gudoomiyihii hore ee Gallaadi oo xalay lagu dilay Gaalkacyo

Saturday, April 23, 2011 Comments off

Laaska News April 23,2011.

Muqtaar Sheekh Cali oo ka tirsanaa howlwadeennada Xafiis ay dowlada Ethiopia ku leedahay magaalada Garoowe ee caasimada gobolka Nugaal marna soo ahaan jirey duqii degmada Gallaadi ee dhulka Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia ayaa xalay fiidkii kooxo Read more…

Maamullada Mudug ee Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ku kulmay

Monday, February 28, 2011 Comments off

Laaska News Monday, 28 February 2011

Maamullada gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa kulan ay ku sii xoojinayaan heshiiskii Galmudug iyo Puntland ay ku gaareen Magaallada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal. Read more…

Wararkii ugu dambeey ee Hawd,Laascaanood iyo Nugaal iyo Xaaladaha ka aloosan

Tuesday, February 22, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 22,2011.

Laascaanood (Laaska News) Wararka laga helayo Buuhoodle iyo deegaanadii uu dhawaan dagaalku ku dhacay ayaa maanta degan,waxaana wali jira saansaan colaadeed. Read more…

Garoowe:J/Hoose & Baay oo usoo Gudbay Final Quarter

Saturday, December 25, 2010 Comments off

Laaska News December 25,2010.
Garowe(Laaska News) Cayaarihii galabta dhacay ayaa waxaa ku guulaystay labada Gobol ee Kala ah H/Hoose iyo Baay.
Read more…

Axmed Cabdi Xaabsade oo ka Hadlay Heshiis Nabadayn ah oo lagu soo Gabo gabeeyey Deegaanka Maygaagta,Waraysi ay la yeelatay Ceegaag.com DHAGEYSO

Tuesday, December 21, 2010 Comments off

Laaska News December 21.2010.

By Cali dhagjar(ceegaag).
Buuhoodle


(Megaaglaha Mudug, December 19,  2010 Ceegaag Online)
Odey Axmed Cabdi Xaabsade DHAGEYSO

Wararka Naga soo gaadhay Deegaanka Maygaagta oo u dhaxeeya Deegaanada kalabaydh iyo Burtinle ayaa ku soo Waramaya in Read more…

Shirkii Maygaag – Heshiis laga gaaray Xiisadii Deegaanka Cadaada, Cagaare ee Beelaha Bahararsame & Cumar Maxamuud

Monday, December 20, 2010 Comments off

Laaska News December 20,2010.

Lasanod(Laaska News),Waxaa dhawaan la soo gabagabeeyay shir nabadeed ka socday maygaag(Meygaagle) oo u dhaxaysa Qoriley iyo Burtinle,kuna taala deegaanka Soomaalida ee Ethiopia.
Shirkan ayaa waxaa maamulkooda lahaa Read more…