Archive

Posts Tagged ‘Odayaasha dhaqanka’

Guddiga Farsamada oo Shaaciyay Liiska Magacyada 202 Xubnood Ee Loo Xulay Baarlamaanka Cusub – Akhri Liiska

Saturday, August 18, 2012 Comments off

Laaska News August  18,  2012

Muqdisho – Guddiga farsamada ee hubinta xulista xubaha ay odayaasha dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed ay u soo xuleen inay kamid noqdaan xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee lagu wado maalmaha soosocda inuu yeesho dalka Soomaaliya ayaa soosaaray liis ka kooban 202 xubnood. Read more…

Advertisements

Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Ka Hadlay Shaqada Guddiga Farsamada ,Habka Iyo Awoodda Xulista Baarlamaanka

Friday, August 17, 2012 Comments off

Laaska News August  17, 2012             Update      ” Warsaxaafadeed”


Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane  Sheekh Shariif Sheekh Axmed  uu maanta shir jaraa’id u qabtay kaga hadlay xiisadda maalmahan taagnayd ee xulista xubnaha Baarlamaanka iyo Guddiga farsamada ka dhex taagnayd ,warbaahintana aad looga maqlayay iyo cabashada kasoobaxaysay. Read more…

Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Kulan La Qaatay Gudiga Xalinta Khilaafaadka

Tuesday, August 14, 2012 Comments off

Laaska News August  14,  2012

MuqdishoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaaliya iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa kulan la qaatay gudiga xalinta Khilaafaadka isagoona ugu baaqay in la xaliyo cabashooyin ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed. Read more…

Somalia -Odoyaasha Dhaqanka Oo Sheegay In Xulista Mudanayaasha Cusub Ay Gebagabo Ku Jirto

Tuesday, August 14, 2012 Comments off

Laaska News  August  14,   2012

Garaad Jaamac  Garaad Cali  Garaad Jaamac

 

Muqdisho – Odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ee ku howlan xulista Mudanayaasha ka mid noqonaya Baarlamanka cusub ee Soomaaliya ayaa sheegay in meel wanaagsan ay u marayaan howlaha xulista xildhibaannada iyagoo ka digay caqabad ka timaada dhinaca Siyaasiyiinta. Read more…

Somalia- PM Gaas,Ergay Mahiga Oo Kulan Laqaatay Odayaasha Dhaqanka – SAWIRRO

Wednesday, July 25, 2012 Comments off

Laaska News July 25,  2012

Muqdisho Jul.24.2012 – Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali-gaas oo ay waheliyaan xubno wasiirada kamid ah, Ergay Mahiga iyo xubno kasocda beesha caalamka ayaa maanta kulan laqaatay odayaasha dhaqanka kulankaas oo ujeedadiisu ahayd sidii loo dadajin lahaa “liiska Ergada Ansixinta Dastuurka si loo dhamaystiro diwaan galaintooda”. Read more…

“Baarlamaanka Somalia In Laga Dhigo 275” – Beesha Caalamka Oo Ogolaatay – Ergay Mahiga

Tuesday, July 24, 2012 Comments off

Laaska News  July 24, 2012

“Ergayga gaarka ah oo sheegay in Beesha caalamku ay ogolaatay in baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 275”

Muqdisho, Jul 23 – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb. Mahiga ayaa sheegay in la’ ogolaaday in Baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 275. Read more…

President Sharif Oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Ee Xulista Ergada

Wednesday, June 6, 2012 Comments off

Muqdisho                            Warkii  Dalka.

Photo: RM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md. Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta kulan la qaatay odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulaya ergada ansaxinaysa Dastuurka iyo xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Read more…

Somalia:Odayaasha dhaqanka oo soo dhaweeyay magacaabista

Saturday, June 25, 2011 Comments off

Laaska News  June 25,2011

Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay Magacaabista R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Kadib markii maalinimadii Khamiista ee aynu ka soo Read more…