Archive

Posts Tagged ‘peace talking’

Wadahadalada Ergada Buuhoodle Vs Somaliland

Saturday, August 11, 2012 Comments off

Laaska News  August  11,  2012

Hawd – Wararka ka imanaya hawd iyo Hargeysa ayaa kusoo waramaya in ergo reer Buuhoodle ah oo uu kamid yahay Ex.hogaamiye SSC Saleemaan Xaglo Toosiye ayna weheliyaan odoyaal kasoo jeeda deegaanka Buuhoodle oo maalmahan wadahalo usocdeen Somaliland ay arrimaha qaarkood isla meel dhigeen. Read more…

Advertisements

Uganda:Eritrean president in Uganda pledges to support regional peace efforts

Wednesday, August 17, 2011 Comments off

Laaska News  August 17,2011
KAMPALA, Aug. 17 (Xinhua) — Eritrean President Isaias Afwerki has pledged to support efforts aimed at stabilizing the East African region that has faced decades of war, a State House statement issued here said on Wednesday. Read more…

Somalia:Kulan nabadeed oo lagu qabtay Cadaado

Saturday, July 16, 2011 Comments off

Laaska News  July 16,2011
Kulan qayb ka ah dadaallada lagu nabadaynayo maleeshiyo Beeleed ku dagaalamay deegaanno ka tirsan koonfurta gobolka Mudug ayaa maanta ka furmay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Read more…

Ceegag:Shir lagu sugayo amaanka, laguna adkaynayo nabadgalyada Ceegaag iyo nawaaxigeeda oo ka soconaya Magaalda Dhismaysa ee Ceegaag

Thursday, February 17, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 17,2011

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Ceegaag ayaa sheegaya in uu hada wali ka soconayo shir lagaga arinsanaya arimaha Nabadgalyada ee magaalada Ceegaag. Shirkan ayaa guud ahaanba lagaga hadlayaa sidii loo sii adkayn lahaa nabadgalya baahsan ee ay ku Haashaarmayaan dadwaynaha reer Ceegaag iyo kuwa ku nool Nawaaxigooda. Read more…

Somalia:Guddiga Dib uheshiisiinta Qaranka oo baaq u diray beelaha ku dagaalamay Kalshaale

Wednesday, February 9, 2011 Comments off

Baaq ku socda Beelaha ku dagaalamay Kalshaale
      

Wednesday, 09 February 2011 Laaska News
Muqdisho (RM) – Gudiga dib u heshiisiinta Qaranka ayaa ugu baaqay dhinacyadii dirirtu ku dhexmartay deegaanka Kalshaale ee degmada Buuhoodle inay joojiyaan gacan kahadalka iyagoona baaq kasoo saaray abaaraha kajira gobolada Soomaliya. Read more…

Shirkii Maygaag – Heshiis laga gaaray Xiisadii Deegaanka Cadaada, Cagaare ee Beelaha Bahararsame & Cumar Maxamuud

Monday, December 20, 2010 Comments off

Laaska News December 20,2010.

Lasanod(Laaska News),Waxaa dhawaan la soo gabagabeeyay shir nabadeed ka socday maygaag(Meygaagle) oo u dhaxaysa Qoriley iyo Burtinle,kuna taala deegaanka Soomaalida ee Ethiopia.
Shirkan ayaa waxaa maamulkooda lahaa Read more…

Maygaagle:Maxkamadii oo maanta Dhagaysatay Qareenada Labada Beelood & Beesha Buuhoodle oo lahaanshaha Kalshaale u heshay Markhaatiyadii,Goobtana Keentay

Tuesday, December 7, 2010 Comments off

 

Laaska News (Ceegaag Online).December 07,2010.

Maygaagle,Dacwadii ka socotay Deegaanka Maygaagle ayaa Maanta gashay Maalintii Saddexaadi Waxana Culumadii Hogaaminaysay Dacwadaasi Maanta Waydiiyeen inay labada Beelood Maxkamada u soo bandhigaan Mulkiyada Baliga kalshaale ay labada Beelood ku Doodayaan inay labaduna sheeganayaa inay leeyihiin Baliga kalshaale oo Labada Ardaa ku muran san yihiin.
Read more…