Archive

Posts Tagged ‘Politics of Somalia’

Caqabadaha Horyaal PM Saacid Iyo Su’aalo taagan

Sunday, October 7, 2012 Comments off

Laaska News  7  Octobar 2012
PM. Saacid Faarax-Garaad oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr.Xasan Shiikh Maxamuud uu u magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya galabnimadii 6 dii Oktoobar 2012 ayaa waxaa horyaala caqabado hor leh oo qaarkood aysan mas’uuliyiinyii ka horreysay aysan la kulmin, waxaan haddaba rabnaa inaannu hab gaar ah oo ubaahan habab kale inaannu ku gaarsiino PM ka iyo intii kale oo laga sugayo inay wax kaqabtaan dhibaatooyinka dalka ka jira iyo kuwa hadda soo foodsaaray iyo kuwo hor leh oo ay dadka daahiyiinyta ah ay dareensan yihiin halkaa ay in badan oo dadka kale kamid ah aysan u muuqan waxyaalahaas. Read more…

Advertisements

War-Murtiyeedkii Shir-Yarihii Qaramada Midoobay Ee Somalia (Communiqué on Secretary-General’s Mini-Summit on Somalia)

Friday, September 28, 2012 Comments off

Top News – War-murtiyeedkii laga soo saaray shir-yarihii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon uu ku qabtay xaruunta QM ee New York  26 kii September, loogana hadlay arrimaha Soomaaliya, waxaana ka qayb galay dawlado badan oo ay kamid yihiin 5 ta joogtada ah ee Golaha Amaanka, UN ka, Hay’ado iyo Ururo caalami ah iyo kuwa gobolka, waxaa shirkaa Somaaliya uga wakiil ahaa oo ka qayb qaatay PM  Dr. Cabdiwali Maxamed Caligaas, sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Hassan Sheikh Mohamud ayaa shirkaa kaga qayb galay khadka  maqal iyo muuqaalka ah ee  teleconference -ga ah.
.

Maxaase kasoo baxay? kalmado aanan caalamka ku arag  kuna maqal muddo labaatan sano ah!!!!!

“We reaffirmed our respect for the sovereignty, territorial integrity, political independence and unity of Somalia and pledged our support to a peaceful, democratic, stable and prosperous Somalia.  We recognized that Somalia had entered a new political era and committed to forge a new partnership for peace-building and state-building, which should be based on principles of national ownership, mutual accountability and transparency.”

Read more…

New York – Somali PM Iyo Ban Ki-Moon Oo Shir Gudoomiyay Kulankii Gaarka Ahaa Ee Looga Hadlay Somalia

Friday, September 28, 2012 Comments off

Laaska News Sept. 28,  2012

New York – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Xooghaya Guud ee QM Baan Ki-Moon ayaa shir gudoominayey kulankii gaarka ahaa ee looga hadlayey Arimaha Soomaaliya waxaana shirkaas ka soo qayb galay Madaxweynaha Masar, Madaxweynaha Kenya, Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga, Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Xoghayaha Arimaha dibada ee Maraykanka, Wasiirka Arimaha Dibabada ee Turkiga, Maxaweyne ku xigeenka Ugandha,Xoghayaha Arimaha Siyaasada ee Midowga Yurub iyo Madax kale oo faro badan,waxaana kulankaas dhanka Stellate oo Muuqaal ah uga qayb galay madaxweynaha Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud. Read more…

Muqdisho Oo Magacaabis PM Ugu Dabaal Dagtay Rasaas Madaxtooyada Oo Beenisay,Xukuumadda Oo Ka Digtay Ridista Rasaasta

Wednesday, September 26, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 26,  2012

Muqdisho -iyadoo ay shacabka Soomaaliyeed ay dhegaha u taagayaan shaksiga uu noqonqyo PM dalka ee uu ku dhawaaqi doono Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wararka lahga helayo caasimadda soomaaliya ee Muqdisho ayaa ku soo waramaya in Muqdisho looga dabaaldagay magacaabis Ra’iisal Wasaare oo ay shacabku maqleen in la magacaabay, rasaas dabaal deg ahna ay ciidamadu rideen Sept.25, 2012. Read more…

Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud Oo Loo Caleemo Saaray Somalia

Sunday, September 16, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 16, 2012

waxaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho munaasabadda caleemosaarka Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud uu kula wareegay xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Read more…

Prof.Galaydh Oo “Gole-Qado-Sharafeed” Kaga Dhawaaqay Inuu U Tartamayo Doorashada “Afhayeenka Baarlamaanka Somalia”

Friday, August 24, 2012 Comments off

Laaska News  August  24.  2012

Prof. Galaydh Oo  u taagan  “Tartanka Doorashada Guddoomiyaha  Baarlamaanka” kuna baaqay “in lagu taageero si uu dalka isbadel uga rido”.


Muqdisho
Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa Gole kaga dhawaaqay inuu u taagan yahay tartanka doorashada xilka Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in isbadel laga dareemi doono dalka ku salaysan sharciga, caddaaladda, maamul-wanaagga iyo kala dambaynta dawladnimo haddii la doorto. Read more…

Somalia:International community reaffirm their support to the efforts of all involved in the Transitional process

Monday, August 20, 2012 Comments off

Laaska News  August  20, 2012                    

 Wafuud kasocota QM,AU, & IGAD oo ay waheliyaan wakiilo kasocda Beesha caalamka ayaa booqday Caasimadda Soomaaliya  ee Muqdisho August 19, 2012 .

War-murtiyeed wadajir ah(Joint Statement ) oo ay soo saareen bulshada caalamka oo looga hadlayo Soomaaliya kuna qoran afka Ingiriiska ka Akhri xagga hoose.

  Read more…

Somalia:Top Somali leaders vie for presidential contest

Thursday, August 16, 2012 Comments off

 

Laaska News August  16,  2012

MOGADISHU, Aug. 15 (Xinhua) — The three top leaders of the Somali government namely the President, the Prime Minister and the Speaker of the outgoing parliament have all announced their candidature for the upcoming presidential election due in less than a week. Read more…

Somalia:UN expresses strong condemnation upon suicide attack in Somali capital

Tuesday, October 4, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 4,2011

NAIROBI, Oct. 4 (Xinhua) — The UN Special Representative for Somalia, Augustine P. Mahiga, has expressed his strong condemnation of a vehicle-borne suicide bomb attack at a Transitional Federal Government complex in south Mogadishu which has left scores of people dead and many more wounded. Read more…

Somalia:Key political meeting opens in Somalia

Monday, September 5, 2011 Comments off

Laaska News Sept. 5,2011

Read more…