Archive

Posts Tagged ‘President of Somalia’

Madaxweynaha Cusub Ee Somalia Oo Ka Badbaaday Qaraxyo Ismiidaamin Ah,Shacabkana Lahadlay

Thursday, September 13, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 13, 2012            (Akhri  Khudbadda)

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof. Xasan Shiikh Maxamuud ee la doortay Sept. 10 keedii ayaa warbaahinta kala hadlay shacabka Soomaaliyeed ugana tacsiyadeeyay geerida dhawr kamid ah ciidanka  oo waxyeelo geeri iyo dhaawacba leh ay kasoo gaadhay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee uu kabadbaaday,Madaxwynaha JFS, Waxa kale oo uu sheegay inaysan waxba kabadalayn qaraxayadaas dhacay,oo aysan kaleexanayn wadada lahaysto(loo joojin maayo weeye macnaheedu). Read more…

Advertisements

Madaxweyne Sh.Shariif oo u magacaabay Raysal Wasaare Dr.Maxamed-Bashiir Cabdullaahi Maxamed(Farmaajo) Kana soo jeeda Beesha Cabudwaaq-Dhageyso Magacaabista

Friday, October 15, 2010 Comments off

Laaska News-Warka (14 Oct 2010).

Waxaa maanta madaxweyne Shariif u magacaabay Dr Maxamed -Bashiir Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo ah aqoonyahan Somaliyeed oo ka soo jeeda Beesha degta Cabudwaaq/Gedo. Muddo badan wuxuu ku noolaa dibadaha. Read more…