Archive

Posts Tagged ‘Prof. Cabdilaahi Maxamed Ciise (Prof.Laasaroni)’

Somalia:Prof.Laasarooni oo la soodaayey

Wednesday, April 20, 2011 Comments off

Laaska News April 20,2011

Garowe(Laaska News)waxaa hadda nasoo gaaray war sheegaya in Prof. Cabdilaahi Maxamed Ciise (Prof.Laasaroni) uu xoriyadiisi dib u helay kadib markii isagoo rabey inuu ka dhoofo magaalada Gaalkacyo xabsiga loo taxaabey maalmo ka hor sida ay dad ka ag dhaw ay warka nagusoo gaarsiiyeen.

Prof.Laasarooni ayaa ah aqoonyahan Read more…