Archive

Posts Tagged ‘Qandala’

Duqayn Diyaaradeed Laga Sheegay Deegaan Kuyaal Gobolka Bari

Wednesday, June 6, 2012 Comments off

War deg deg ah oo laanta Afsoomaaliga ee VOA du sheegtay ayaa ku waramaya in diyaarado dagaal ay duqayn u geysteen deegaanka Bali dhidin oo u dhaxeeya degmada Qandala iyo Boosaaso. Read more…

Somalia:Dabley Hubaysan oo Dil iyo Dhaawac ugeystay Gaadiid kusii jeeday Qandala

Thursday, July 28, 2011 Comments off

Laaska News  July 28,2011
Bosaso – Warka laga helayo caasimadda dhaqaalaha  Puntland ee Boosaaso,Gobolka Bari ayaa kusoo waramaya in saaka dabley hubaysani ay rasaas ku fureen baabuur xamuul ah oo marka soo istaagay goob kontarool ah oo ku taal tuulada Kob dhexaad ee Degmada Ufeyn ee Gobalka Bari. Read more…

Cabasho Isgaarsiin ka go’an 6 maalmood Cal Bari-Baargaal,Caluula,Qandala & Ufeyn

Friday, October 29, 2010 Comments off

Boosaaso(Laaska News).October 29,2010.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Caasimadda Ganacsiga ah ee Boosaaso, iyo Qurbo joog ayaa sheegaya in Degmooyin Bariga ah oo ay kamid yihiin Baargaal,Qandala(Baliga),Caluula ,ufeyn iyo meelo kale ay Read more…