Archive

Posts Tagged ‘Qarax Muqdisho’

Somalia – Dhimashada Qaraxyadii Muqdisho Oo La Sheegay Inay Korodhay

Friday, September 21, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 21,  2012

Muqdisho-Qasaaraha ay gaysteen qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho shalay galinkii dambe (maqribadii) ayaa lagu soo waramayaa in dadka ku dhintay ay hadda korodhay oo ay gaadhay 27 qof, halka dhaawacana la sheegay inuu kabadan yahay 40 qof sidaana waxaa sheegay Wasiirka Caafimaadka Somalia Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf oo la hadlay VOA da. Read more…

Qaraxyo Muqdisho Ka Dhacay Oo Gaystay Qasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh (Sept.20,2012)

Friday, September 21, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 21, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho shalay maqribkii ay ku dhinteen dad gaaraya 16 qof, ayna ku dhaawacmeen dad kabadan 20 qof oo hadda  lagu dawaynayo isbitaalada muqdisho. Read more…

Muqdisho -Qarax Kadhacay Oo Gaystay Geerida Xildhibaan TFG

Monday, July 16, 2012 Comments off

Laaska News  July  16,  2012

Muqdisho, July 16,2012 – Waxaa lagusoo waramayaa in qarax kadhacay maanta magaalada Muqdisho uu kudhintay xildhibaan katirsan Baarlamaanka KMG Soomaaliya, sidoo kalana ka mid ahaa xukuumaddii PM Farmajo, kana soo qabtay xilka Wasiirka Read more…

Qarax Ka Dhacay Tiyaatarka Muqdisho Oo Geystay Qasaare

Wednesday, April 4, 2012 Comments off

Ra’iisal Wasaaraha  Oo Ka Badbaaday, Gudoomiyihii Guddiga Olambikada  iyo Gudoomiyihii Xiriirka Kubadda Cagta oo ku dhintay.
Muqdisho
– Waxaa lagusoo warmayaa in qarax ka dhacay maanta Golaha Murtida iyo Madadaalada “tiyaatarka qaranka” ee magaalada muqdisho, halkaas oo la sheegay in ay kasocotay xaflad ay kasoo qayb galeen mas’uuliyiin sare oo labada Gole ee TFG da ah,madax kale, Read more…

Somalia:Qarx Ka Dhacay Muqdisho Oo Qasaare Gaystey

Wednesday, February 8, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 8, 2012

Muqdisho – Waxaa lagu soo waramayaa in qarax ka dhacay magaalada muqdisho gaar ahaan degmada Xamar Weyne uu geystay qaaare xoog leh oo dhimasho iyo dhaawac ba leh. Read more…

Qarax La sheegay inuu Kadhacay Muqdisho

Sunday, December 25, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 25, 2011

Muqdisho-Wararka laga helayo Caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kusoo waramaya inuu  qarax ka dhacay goob jidka warshadaha,qaraxaas oo sida la sheegay ahaa qarax aad u xoog badan oo u eg nooca miinada dhulka lagu aaso, oo lala eegtay Ciidamada Midawga Afrika,gaar ahaan kuwa Brundi. Read more…

Somalia:Qaraxyo Muqdisho ka Dhacay oo Dad ku dhintay

Wednesday, November 30, 2011 Comments off

Laaska news  Nov. 30,2011
Faah-faahin sida qaraxu udhacay – Dhageyso

Muqdisho, Somalia – Wararka laga helayo Muqdisho ayaa kusoo waramaya in maanta laba qaraxyo ay ka dhaceen laba meelood oo kala duwan ayna ku dhinteen dad gaaraya 10 qof,halka dhaawacuna uu ku dhaw yahay labaataneeyo sida lagu sheegay warbaahin kala duwan. Read more…

Somalia:Qarax ka dhacay Muqdisho oo Gaystay Qasaare

Tuesday, November 22, 2011 Comments off

Laaska news  Nov.22,2011           Updated

Muqdisho – Warar horudhac ah oo laga helayo Qarax ka dhacay Degmada Wadajir ayaa waxa uu sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac ba leh. Read more…

Somalia:Qarax ka dhacay Muqdisho

Tuesday, October 18, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 18,2011

Muqdisho – Waxaa lagu soo waramayaa in galabta uu qarax kadhacay magaalada muqdisho,gaar ahaan meel udhaw Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Read more…

Somalia:Wasiirkii Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Geeriyooday

Friday, June 10, 2011 Comments off

Laaska News  June 10,2011
Somalia:Interior Minister of Somalia dead after attack

MuqdishoWasiirkii Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdishakuur Sh.Xasan Faarax ayaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Banaadir sida uu warbaahinta  Read more…