Archive

Posts Tagged ‘Qaraxa Muqdisho’

Somalia – Dhimashada Qaraxyadii Muqdisho Oo La Sheegay Inay Korodhay

Friday, September 21, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 21,  2012

Muqdisho-Qasaaraha ay gaysteen qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho shalay galinkii dambe (maqribadii) ayaa lagu soo waramayaa in dadka ku dhintay ay hadda korodhay oo ay gaadhay 27 qof, halka dhaawacana la sheegay inuu kabadan yahay 40 qof sidaana waxaa sheegay Wasiirka Caafimaadka Somalia Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf oo la hadlay VOA da. Read more…

Advertisements

Qaraxyo Muqdisho Ka Dhacay Oo Gaystay Qasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh (Sept.20,2012)

Friday, September 21, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 21, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho shalay maqribkii ay ku dhinteen dad gaaraya 16 qof, ayna ku dhaawacmeen dad kabadan 20 qof oo hadda  lagu dawaynayo isbitaalada muqdisho. Read more…

Madaxweynaha Cusub Ee Somalia Oo Ka Badbaaday Qaraxyo Ismiidaamin Ah,Shacabkana Lahadlay

Thursday, September 13, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 13, 2012            (Akhri  Khudbadda)

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof. Xasan Shiikh Maxamuud ee la doortay Sept. 10 keedii ayaa warbaahinta kala hadlay shacabka Soomaaliyeed ugana tacsiyadeeyay geerida dhawr kamid ah ciidanka  oo waxyeelo geeri iyo dhaawacba leh ay kasoo gaadhay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee uu kabadbaaday,Madaxwynaha JFS, Waxa kale oo uu sheegay inaysan waxba kabadalayn qaraxayadaas dhacay,oo aysan kaleexanayn wadada lahaysto(loo joojin maayo weeye macnaheedu). Read more…

Qaraxyo Lasheegay Inay Ka dhaceen Muqdisho,Madaxweynihii La Doortay Oo U Wareegay Madaxtooyada

Thursday, September 13, 2012 Comments off

Laaska News Sept. 12, 2012

Muqdisho – Laba qarax oo isxiga oo ismiidaamin ah ayaa laga soo sheegay inay ka dhaceen maanta banaanka hore ee hotel uu daganaa  Madaxweynaha la doortay ee Xasan Sheikh Maxamuud,waxaana la sheegay in waqtiga uu falkaasi dhacayo uu madaxweynaha kusugnaa hotelka oo uu shir kula lahaa wafdi reer Kenya ah oo uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha Dibadda. Read more…

Qaraxii Maanta Ee Muqdisho Oo La Sheegay Inuu Ka Dhacay Makhaayad Ku taal Banaanka Hore Ee Madaxtooyada

Wednesday, March 14, 2012 Comments off

Muqdisho– Qaraxa maanta ka dhacay Muqdisho ayaa la sheegay inuu ka dhacay makhaayad ku taala afaafka hore ee Madaxtooyada. Read more…

Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Wednesday, March 14, 2012 Comments off

Muqdisho – (Laas) Wararka ka imanaya magaalafa Muqdisho ayaa kusoo waramaya in qarax ka dhacay meel aan ka fogayn madaxtooyada Soomaaliya uu geystay qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Read more…

Muqdisho – Qasaaraha Qarax Ka Dhacay Garoon Kubadeed Shalay Oo Kordhay

Tuesday, February 28, 2012 Comments off

Muqdisho – Waxaa lagu soo waramay in uu kordhay qasaaraha dhimasho ee uu keenay Qarax ka dhacay Muqdisho 27/2/2012 ,waxaana la sheegay in halkii markii hore dhimashadu ay ka ahayd 2 ay hadda gaartay 5 qof kadib Read more…

Somalia:Madaxweyne Shariif & R/Wasaare Cabdiwali Oo Khudbado Ka Jeediyey Banaanbax Maanta Ka Dhacay Muqdisho – DHAGEYSO

Sunday, October 9, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 9,2011

 Muqdisho,Somalia – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif ayaa maanta khudbad ka jeediyay Garoonka Istaadiyo Koonis,halkaas oo ay ku sugnaayeen dibad baxayaal reer Muqdisho ah oo 

Read more…

Somalia:Dhaawacyadii Halista ahaa ee Xarunta Wasaaradaha oo loo qaaday Turkiga

Thursday, October 6, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 6,2011


Read more…

Somalia:Xukuumadda KMG oo cambareysay weerar is-qarxin ah oo ka dhacay Muqdisho – WARSAXAAFADEED

Tuesday, October 4, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 4,2011

 Warka TFG da ee Warbaahinta Dawladda lagu qoray ee ka hadlaya Qaraxa ayaa wuxuu uqornaa sidan:

Xukuumadda Soomaaliya ayaa cambaareysay falkii ay Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ku laayeen Arday Soomaaliyeed oo doonayey inay ka faa’ideystaan deeq waxbarasho oo dadka Soomaaliyeed ugu deeqeeyn walaalaha Turkiga kadib Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyoIsgaarsiinta Xukuumadda Read more…