Archive

Posts Tagged ‘Raysal Wasaare’

Wafdigii Dawladda Somalia ee joojinta Colaada Mudug (miyiga Gaalkacayo) oo ku guulaystay Heshiis xabad joojin labadii Beelood iyo Qodabada Heshiiska.

Saturday, December 11, 2010 Comments off

Laaska News- December11,2010.

Galkacayo– Waxaa Maalmahan ku sugnaa magaalo madaxda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo,Wafdi heer sare ah oo Dawladda Federaalka Soomaaliyeed ah. Read more…

Kulankii Barlamaanka oo buuq iyo Gacan kahadal kadib lagu kala dareeray

Monday, November 22, 2010 Comments off

Laaska News (Muqdisho).November 22,2010.

Wararka kasoo baxaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kulankii Baarlamaanka oo la doonayay in kalsooni loogu qaado  xukuumadda  iyo qorshaheeda lagu kala dareeray maanta ka dib markii uu buuq ka dhashay. Read more…

Baarlamaanka Soomaalia oo ka dooday Qorshaha Dawladda uu soo dhisay Dr. Farmaajo.

Sunday, November 21, 2010 Comments off

laaska News . (Muqdisho).November 21,2010.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankiisii ka ga dooday Dawladda uu soo dhisay Raysal Wasaare Farmaajo iy Qorshaha wax qabad ee uu soo  bandhigay shalay Baarlamaanka.

Qaar kamid ah Xubnaha Baarlamaanka o Read more…

R/wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday xarumaha Ciidamada XDS – SAWIRRO

Thursday, November 18, 2010 Comments off

R/wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta Booqday Afar xero ciidan oo ku taala Magaalada Muqdisho.

Read more…

R/wasare Farmaajo oo munaasabadda Ciidda ugu hambalyeeyay Umadda Soomaaliyeed

Monday, November 15, 2010 Comments off

Fg:Waxay idiin tahay Fadeexad haddaad Suuraddii PM ka ku badasheen cinwaanka Raadiyaha!!

Warsaxaafadeed

 

Isniin, 15.11.2010——–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cadullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa munaasabadda Ciidul – Adxaa owgeed wuxuu hambalyo u dirayaa shacabiga Soomaaliyeed ee walaalaha ah iyo guud ahaan ummaddaha Islaamka oo dhan. Read more…

Wafdi ka socda SSC Oo Maanta La Kulmay R/wasaaraha Soomaaliya

Monday, November 15, 2010 Comments off

Laaska News Nov. 15,  2011

Saddex xubnood oo ka socda maamulka Sool, Sanaag iyo Ceyn (SSC )oo uu horkacayo  Gudoomiyaha maamulkaasi Suleymaan Ciise Axmed Kaar  oo maalmahaan booqasho ku joogay  magaalada Muqdisho ayaa  kulamo la qaatay masuuliyin ka tirsan dowladda Somaliya oo uu ka mid yahay R/wasaare Farmaajo. Read more…

Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee uu magacaabay Dr.Farmaajo 12/11/2010 & Beelaha……..

Friday, November 12, 2010 Comments off

Muqdisho(Laaska News)


Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaysa in Madaxtooyada Soomaaliya ay ka dhacday Xafladda Magacaabista Golaha Wasiirada.

Waxaana Raysal Wasaare Maxamed Cabdullaahi Read more…

Raysal Wasaare Farmaajo oo qaabilay Wafdi UN ah- kaaliyaha Xog.Guud Qaramada Midoobay ee Caruuraha la askareeyo Ms.Radhika Coomaraswamy

Tuesday, November 2, 2010 Comments off

Muqdisho(Laaska News).

Wararka naga soo gaadhaya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho  ayaa sheegaya in maanta ay soo gaareen wafdi UN ah oo ay hogaaminaysay haweenayda la yiraahdo Ms. Roodhilka Coomaraswamy ahna Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay,ugu qaabilsan Caruuraha lagu askareeyo goobaha ay dagaalo ka jiraan Read more…

Somalia:Raysal Wasaaraha cusub oo waraysi gaar ah la yeelatay VOA,Waraysi Gud.Baarlamaanka oo Xasaasi ah,iyo Xubno kale Dhagayso

Sunday, October 31, 2010 Comments off

Mogadisho(Laaska News).

Waxaa waraysi gaar ah ay la yeelatay idaacadda VOA laanta Soomaaliga Raysal Wasaaraha cusub,Maxamed Cabdulaahi Farmaajo,ansaxinta kadib,waana waraysi meelo badan taabanaya.

Suaalaha laweydiiyay Raysal Wasaarha waxaa ka mid ah Dareenkiisa?,waxay xoogga Read more…