Archive

Posts Tagged ‘Road Map’

Warar Is-khilaafsan Iyo Khilaaf Laga Soo Sheegayo Saxiixayaasha Roadmap-ka

Sunday, August 5, 2012 Comments off

Laaska News  August  5,   2012
Wararka ka imanaya magaalada Nayroobi ayaa kusoo waramaya in kulan ay lahaayeen saxiixayaasha Roadmapka uu Madaxweyne Soomaaliya Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ka biyo diiday kana baxay shirkaa,si cadho lehna uu uga baxay kulankaas, kuna soo wajahan yahay Muqdisho. Read more…

Advertisements

Somalia – Shirkii Saxiixayaasha Roadmap-ka Iyo Clinton Oo La Soo Gabagabeeyay

Sunday, August 5, 2012 Comments off

Laaska News  August  5,   2012

Warka Dalka (Dawladda).

By Canab

Muqdisho, Aug 4,2012 – Shirkii Magaalada Nairobi ku dhexmarayay Hellary Clinton iyo Saxiixeyaasha Roadmap-ka ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo dowladda Mareykanka ballanqaaday in ay taageereyso Dowladda cusub ee ka dhalaneysa wadanka August 20-keeda kadib. Read more…

Shirka Golaha Wasiirada Oo Qodobo Muhiim Ah Lagu Falanqeeyay – WARSAXAAFADEED

Friday, June 29, 2012 Comments off

 Warka TFG da

Muqdisho, Khamiis, June,18,2012—–Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu Read more…

Madaxweyna Shariif Oo Laalay Qodobo Axdiga KMG Kamid Ahaa – Wareegto

Sunday, June 17, 2012 Comments off

Madaxweyna Shariif oo laalay Qodobo Ka mid ah Axdiga KMG ah oo quseeya qorshaha Road-mapka

Wareegtada madaxweynaha ayaa u qorneyd sidatan: Read more…