Archive

Posts Tagged ‘Sanaag’

Ceerigaabo:Dagaal Sababay Dhimasho Saddex qof Ah, 11 Dhaawac

Monday, November 7, 2011 Comments off

Laaska News  Nov. 7 ,2011
“Weerarka oo la sheegay inuu ku wajahnaa Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Maxamed Xuseen Abtiile “Xiirane”(Dhulbahante Ceerigaabo”

Ceerigaabo – Wararka laga helayo Magaalada Ceerigaabo ayaa ku waramaya in xiisad ay todobaadkan ka bilaabantay magaalada Ceerigaabo  kadib markii dhawaan la dilay taliyihii Saldhigga Fiqi fuliye (ka fiiri: halkan),kadibna uu kadhashay isku dhac laba beelood oo halkaa wada daga, kana soo kala jeeda Dhulbahante iyo Isaaq kadibna uu maamulka Somaliland uu usoo diray wafdi ay ku jiraan Mas’uuliyiin kasoo kala jeeda labada Beelood. Read more…

Advertisements

Ceerigaabo:Shiine Yaasiin Xiin-finiin,Taliyihii Saldhigga Fiqi-Fuliye oo ladilay iyo iskudhac ka dhacay Ceerigaabo

Wednesday, November 2, 2011 Comments off

Laaska News  Nov. 2 ,2011
Wararka ay warbaahintu ka helayso Ceerigaabo ayaa kusoo waramaya  in Caawa la dilay Taliyihii Saldhigga Booliska ee Degmada Fiqi- Fuliye oo Ceerigaabo kaga beegan dhanka Koonfureed. Read more…

Ceerigaabo:Axmed Siilaanyo oo Socdaal ku tagey Sanaag

Tuesday, October 11, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 11,2011

Ceerigaabo – Warka laga helayo magaalada Ceerigaabo ayaa ku soo waramaya in wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo kasoo kicitimay magaalada Burco ee Gobolka Togdheer uu xalay soo gaaray magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Read more…

Baargaal:Beelaha Calbari & Laaso Surad oo Maalintii Sedexaad Shir Uga Socdo Baargaal + SAWIRRO

Saturday, March 12, 2011 Comments off

Laaska News March 12,2011.

Baargaal (Laaska News) – Waxaa Maalintii Sedexaad Galay Shirwayniha Guud ee Watatashiga,nabada iyo Horumarinta Beelaha Calbari & Laaso Surad , ee ka socda Degmada Read more…

Faroole oo ka hadlay Kalshaale,Buuhoodle Laascaanood, iyo Somaliland oo ujawaabtay-Xaabsade VS Faroole :DHAGEYSO

Monday, February 21, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 21,2011. Read more…

Geeri Naxdin leh: Former Dean,College of Education Lafole(SNU) Prof.Farah Hussein Gedle oo ku Geeriyooday Canada

Tuesday, February 15, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 15,2011

Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun.

 

Waxaa na soo gaaray Geerida Alla ha u naxariistee Prof.Faarax Xuseen Gedle oo xalay ku geeriyooday magaalada Toronto ee wadanka Canada.
(AHUN) marxuum Prof.Faarax Xuseen Gadle Read more…

Gobalada Sool iyo Sanaag:Banaanbax Lagu taageerayo Midnimada Somaliyeed oo ka dhacay-DAAWO SAWIRRO

Wednesday, January 26, 2011 Comments off

January 26,2011 Laaska News.

Waxgaradka, Cuqaasha iyo bulshada kasoo jeeda Gobollada Sool,Sanaag iyo Ceyn ayaa isugu yimaaday Banaan bax ballaaran oo ay ku taageerayaan Dowladda Federaalka Read more…

Somaliland:“Hadii Aynu Nidhaa Sida K. Sudan Ha Loo Codeeyo Go’itaan Dhul-Bahante, Warsan-Gali Iyo Gadabuursi U Codayn Maayaan, Khiyaaliga Halaga Baxo Oo Gogoshaa Madaxweynaha Ha La Hirgaliyo”

Thursday, January 13, 2011 Comments off

Fu’aad Aadan Cadde
Laaska News January 13, 2010

Hargeysa,   – La Taliyaha Madaxwaynaha ee gobolada bariga Fu’aad Aadan Cadde ayaa markii ugu horaysay ka digay in shacbiga reer Somaliland la yidhaa sida Koonfurta Suudaan ha u codeeyaan go’itaan, waxaanu ka dhawaajiyey in ay taasi keenayso inay Read more…

Somaliland President Interview:Another country-in-waiting

Thursday, January 13, 2011 Comments off

Laaska News January 13,2011

By The Economist
Another country-in-waiting

Baobab: Tensions exist in Somaliland’s eastern regions, where clan authorities there do not Read more…

War Saxaafadeed ay soo saareen Wasiirada, Xildhibaadanada iyo Isimada ka soo Jeeda Sool Sanaag iyo Cayn, Warsaxaafadeed jawaab u ah Go’aankii Maaulka Somaliland ee Kalshaaale lagasoo saaray – DHAGEYSO-AKHRI-PHOTO

Monday, January 10, 2011 Comments off

Laaska News January 10,  2011
Garoowe— Kulankani Balaadhan ayaana Maanta ka dhaacay Magaalada Garoowe, kulankaas oo  Warsaxaafadeed jawaab u ah Go’aankii Maaulka Somaliland ee Kalshaaale lagasoo saaray waxaana warsaxaafadeedkaa soo saaray   Wasiirada, Xildhibaanada iyo Isimada ka soo Jeeda Read more…