Archive

Posts Tagged ‘Shirka Ansaxinta Dastuurka’

Golaha Qaran Ee Ansaxinta Dastuurka Oo Soo Gabagabeeyay Doodo Ay Ka Yeesheen Qodobada Qaarkood

Wednesday, August 1, 2012 Comments off

Laaska News  Aug. 1,2012

Muqdisho – Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay doodo ay ka yeesheen qodobada dastuurka qaarkood muddo saddex cisho ah.Waxaa lagu soo waramaya in 10 guddi oo loo qaybiyay ergada ansaxinaysa dastuurka oo muddo 3 cisho ah  ka doodayay 10 qaybood oo ku jira dastuurka ay soo gabagabeeyeen  31/7/2012. Guddi walbaana aragtida uu kaqabo(diidis,wax kabadalid, ku raacisba ama soo jeedin) uu usoo bandhigay ergada kale. Read more…

Advertisements

Furitaanka Shirka Golaha Qaran Ee Ansaxinta Dastuurka – SAWIRRO (Part One)

Thursday, July 26, 2012 Comments off

Laaska News  July  26, 2012.

Daawo – Suuradaha,waxaad arki doontaa “boodhka” ay haweenku wataan shirka  iyo socodka “haldhaaga” ee “guusha”.

 

Waxaa  shalay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay shirka Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya,waxaana furitaanka shirkaas  ka qayb galay madaxda sare ee dawladda Soomaaliya Read more…

Shirkii Ergada Ansaxinta Dastuurka Oo Furmay Maanta (25 Ka Luulyo 2012)

Wednesday, July 25, 2012 Comments off

Laaska News   July 25,  2012

 

Muqdisho -Waxaa maanta oo ah 25 kii Luulyo 2012 9:00 kii aroornimo caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay shirkii Ergada Ansaxinta Dastuurka Dalka Soomaaliya. Read more…

Ra’iisal Wasaare Cabdiwali Oo Kormeeray Goobta Lagu Wado Inuu Kafurmo Shirka Ansaxinta Dastuurka

Wednesday, July 25, 2012 Comments off

Laaska News    July  25,   2012

Somali PM Dr. Abdiweli Mohamed Ali – RM

MuqdishoRa’iisal Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali oo horkacaya xubno golihiisa kamid ah ayaa waxay kormeer ku tageen shalay oo bishu ahayd July 24 goobta loogu talagalay inuu kafurmo shirka ansaxinta dastuurka,sida lagu sheegay warbaahinta qaranka Soomaaliya. Read more…

Somalia- PM Gaas,Ergay Mahiga Oo Kulan Laqaatay Odayaasha Dhaqanka – SAWIRRO

Wednesday, July 25, 2012 Comments off

Laaska News July 25,  2012

Muqdisho Jul.24.2012 – Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali-gaas oo ay waheliyaan xubno wasiirada kamid ah, Ergay Mahiga iyo xubno kasocda beesha caalamka ayaa maanta kulan laqaatay odayaasha dhaqanka kulankaas oo ujeedadiisu ahayd sidii loo dadajin lahaa “liiska Ergada Ansixinta Dastuurka si loo dhamaystiro diwaan galaintooda”. Read more…

Shirka Ansaxinta Dastuurka Oo Furmaya 25 Ka July 2012

Tuesday, July 24, 2012 Comments off

Laaska News July 24,  2012

Muqdisho, Jul.23 – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa sheegay in uu ku raja weyn yahay in shirka ansaxinta dastuurka uu furmayo 25 ka bishan. Read more…