Archive

Posts Tagged ‘shirka golaha Wasiirada’

Somalia -Shirkii Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Amniga iyo Soo Xulista Baarlamaanka,Magacaabista

Monday, August 13, 2012 Comments off

 

Laaska News  August 13,  2012

By:Canab
(Muqdisho, Isniin, 13 Augst 2012) Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Amniga, Soo xulista Baarlamaanka iyo Arrimo kale. Read more…

Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Qabsoomidda Shirka Dastuurka ( 12 July 2012) Warsaxaafadeed

Friday, July 13, 2012 Comments off

Warka TFG da

Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Halka Uu Marayo Qabsoomida Shirka Dastuurka lagu Ansaxinayo

by Canab

Muqdisho, 12 July 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Warbixin Read more…

Shirka Golaha Wasiirada Oo Qodobo Muhiim Ah Lagu Falanqeeyay – WARSAXAAFADEED

Friday, June 29, 2012 Comments off

 Warka TFG da

Muqdisho, Khamiis, June,18,2012—–Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu Read more…

Xukuumadda Soomaaliya Oo Ansixisay Xeerka Isgaarsiinta Qaranka – WARSAXAAFADEED

Friday, March 23, 2012 Comments off

Laaska News                                                          Warka TFG da
Muqdisho – – Sida lagu sheegay warsaxaafadeed kusoo baxay shabakadda ay leedahay Radio Muqdisho ee ku hadasha codka Jamhuuriyadda Soomaaliya,waxay Golaha Wasiirada  ee xukuumadda KMG Soomaaliya ay  Marso 22,2012  ansaxiyeen xeerka Isgaarsiinta Qaranka kadib markii ay shir ku yeesheen rugtooda ay ku leeyihiin Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Read more…

Soomaaliya – Golaha Wasiirada Oo Shir Ku Yeshay Muqdisho – Warsaxaafadeed

Friday, March 23, 2012 Comments off

Warka TFG da

Warsaxaafadeed Shirka golaha Wasiirada

(Muqdisho, 22 Maarso 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, arrimaha Gobolada, horumarka qabyo-qoraalka Dastuurka cusub, xeerka Isgaarsiinta Qaranka iyo arimo kale. Read more…

Soomaaliya – Golaha Wasiirada Oo Shirkoodii Yeeshay – WARSAXAAFADEED

Thursday, March 15, 2012 Comments off

Laaska News  Mar. 15, 2012                   Warka TFG da (Warka Dalka)

Golaha Wasiirrada Oo Maanta Shirkoodii Todobaadlaha Ahaa Uga Hadlay Arrimo Dhowr Ah.WARSAXAAFADEED
Muqdisho, March 15, 2012—–Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, Shirkii Garowe 2 iyo go’aamadii ka soo baxay, arrimaha amniga, arrimaha Gobolada, Istraatejiyada Warbaahinta Dowladda iyo arimo kale. Read more…

Somalia:Golaha Wasiirada Oo Kulan Yeeshay – War-Saxaadafeed

Thursday, February 9, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 9, 2012

War-Saxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada

Muqdisho, February 7, 2012—–Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali, waxaana looga hadlay arimaha amniga, warbixin Read more…

Somalia: Golaha Wasiirada Oo Shirkoodii Yeeshay -WARSAXAAFADEED

Friday, February 3, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 3, 2012              Warka TFG da

(02 February, MUQDISHO), Shirkii caadiga ahaa oo ay Golaha Wasiirada isugu yimaadeen ayaa waxaa shir gudoomiyay Ku simaha Ra’iisal Wasaaraha Mudane Xuseen Carab Ciise oo looga hadlay arrimo dhawr ah Read more…

Somalia:Shirkii Golaha Wasiirrada Oo Maanta Looga Hadlay Xaaladda Dalka ‘War-Saxaafadeed’

Thursday, January 19, 2012 Comments off

Laaska news  Jan 12, 2011

War-Saxaafadeed

(Muqdisho, 19 January 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay Read more…

Somalia:Golaha Wasiirada Oo Shir Ku Yeeshay Muqdisho – WARSAXAAFADEED

Friday, January 6, 2012 Comments off

(Muqdisho, 05 January 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, arrimaha Gargaarka Bani’aadanimo, magacaabid safiir iyo safarada Wasiirada. Read more…