Archive

Posts Tagged ‘Shirka Jaamacadda Carabta’

Wasiirada A Dibadda Ee Jaamacadda Carabta Oo Ku Kulmaya Qadar Kana Hadlaya Suuriya

Sunday, July 22, 2012 Comments off

Laaska News  July  22, 2012             ( Somali- English)

League of Arab States  foreign ministers to meet in Doha to discuss Syria

Wasiirada Arrimaha dibadda ee dalalka ku jira ururka Jaamacadda Carabta ayaa maanta shir degdeg ah ku yeelanaya magaalada Doxa ee dalka Qadar ,shirkaas oo ay kaga wada hadlayaan xaaladda Suuriya. Read more…

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Ciraaq – Sawirro

Friday, March 30, 2012 Comments off

Mar. 29, 2012 -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdig uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyey Caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad, halkaas oo uu  kaga qayb galayo shirka Jaamacadda Carabta.

Sawirro Muujinaya sida loogu soo dhaweeyay ayaa lagu soo bandhigay shabakadda ay leedahay Radio Muqdisho ee Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya.

 

 

. Read more…